Monthly Archives: October 2012

Dowlada Somalia “AMISOM iyo IGAD uma taal arrinta Kismaayo”

Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya magaalada Nairobi ayaa sheegay in maamul u dhisidda magaalada Kismaayo ay tahay shaqo u taal dowladda Soomaaliya iyo dadka...

Raddin Shubbaha ah – Muxammad (NNKH) wuu dagaalamay!! (Taxane qoraallo lagu difaacayo Suubanaha)

RADDIN SHUBBAHA (Qoraal ka yimid Murtad Soomaaliyeed) Aqristayaasha qiimaha badanoow!! waxaan arkay arrin aad iiga fajacisay, anigoo kujira sanduuqa warqadaha ee emailkayga, ayaan eegey sanduuqa...

Gaas iyo Faroole oo ay ka dhex tafan tahay + Gaas oo loo hanjabay laguna amray inuu isaga baxo Boosaaso.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Wali Maxamad Cali gaas  hadana ah xildhibaan ka tirsan Baarlamanka soomaaliya ayaa maanta waxaa u yeeray saraakiil ku...

Madaxwayne Reerkayagu Mansab (Xil) ma rabaan!!! (Qormo cajiib ah)

Waxaad mooddaa in dad badan ay haddiiba ku dhalatay ,toloow dowladda cusubi hankii loo qabay miyay ka hoos dhacday ? Madaxwaynuhu miyaanu go´aan gaari karin...

R/W Saacid oo saacadaha soo socda ku dhawaaqaya Xukuumadiisa.

Saacadaha Soo sacda ayaa lagu wadaa in Ra’Iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ku dhawaaqo Golahiisa Wasiirada cusub ee Soomaaliya. Wararka aan ka helayno Xarunta Madaxtooyada Villa...

Taliye sare oo laga dilay Dowladda.

Warar hada soo dhacaya ayaa sheegaya in magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka hiiraan lagu dilay Taliyihii Ciidamada dowlada soomaaliya ee gobollka hiiraan. Taliyaha ayaa waxaa...

Turkiga oo shidaal ka baari doona meelo ka mid ah Somalia.

Shirkadda saliida iyo gaaska Turkiga ee Genel Energy Plc, ayaa howl shidaal sahmin ah ka billaabi doonto waqooyi bari Somalia, sanadka soo socda. Waxaa sidoo...

Biriq dad ku dishay meel Somalia ah.

Gobolada dalka Soomaaliya waxaa hada ka curtay roobabka Xiliga xagaaga kaas oo ay dadka ku diirsadeen. Roobabkan ayaa waxaa ay yimaadeen iyadoo xili kulaylo lagu...

Madaxweyne Xasan oo walaalihiisa uga hiiliyay beesha Xawaadle “Xog”.

Sida aan xog ku helnay beesha Xawaadle ayaa heli doonta mid ka mid ah labaada wasiir ee Beelaha Hawiye kasoo gaari doona xukuumadda cusub. Hase...

AC Milan oo bilowday inay raadiso liiska tababarayaashii bedeli lahaa Massimiliano Allegri.

Bilowgii xumaa ee AC Milan ay xilli ciyaareedkaan ku bilaabatay Serie A, ayaa noqon kara mid lumiya shaqada uu kooxda ka haayo Massimiliano Allegri,...

Faallo: Muranka Madaxda Dawladda!

Yaa yiri ISBADAL baa dhacay? Yaa yiri marxalad cusub baa la galay? Yaa yiri murankii waa laga gudbay? Yaa yiri Profyadan ayaa wax tari...

Lionel Messi: Waxaan codkeyga Ballon d’Or ugu shubi doonaa Xavi iyo Andres Iniesta.

Lionel Messi ayaa ka war qaba in laba ka mid ah ciyaartoyda ay isku kooxda yihiin ee Barcelona ay heli doonaan codkiisa Ballon d'Or...

Kaka oo lagu soo daray xulka Brazil ee kulanka saaxiibtinimo la ciyaaraya Colombia.

Tababaraha xulka Brazil  Mano Menezes ayaa cadeeyey inuu bisha soo aadan kulanka ay la ciyaarayaan xulka Colombia ku dari doono ciyaaryahanka qadka dhexe ee...

Man City oo heshay albaab ah kala bixi karto xidiga Rome Daniele De Rossi.

Manchester City ayaa fursad u heshay inay iibsan karoodaan xidig ay waayo badan baadi goo ugu jireen ka dib markii mid ka mid ah...

Baro Toban ciyaaryahan oo Brazil ah oo ay ku dagaalamayaan kooxaha Yurub (Top Ten)

Da’yarka kasoo jeeda dalka Brazil ayaa aalaaba waxaa si aad ah u baacsada kooxaha waa weyn ee ka dhisan Qaarada Yurub waxaan qormadaan idinkugu...

Di Matteo: Waan la yaabay inaysan Chelsea hal ciyaaryahan ku laheyn liiska Fifa Bollon d’Or.

Roberto Di Matteo ayaa daaha ka qaaday inuu la anfariiray ka dib markii ay Chelsea hal ciyaaryahan ku yeelan weysay 23da ciyaaryahan ee u...

Man United oo dooneysa da’yarka dalka Germany Lars Bender.

Manchester United ayaa diiradu u saaran tahay ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Bayer Leverkusen Lars Bender, sida laga soo xigtay majalada 4-4-2.com ee kasoo...

Beesha Karanle Hawiye oo u digtay Madaxda Dowladda Somalia.

Beesha Karanle Hawiye, ayaa digniin ku siisay madaxda Dowladda Somalia in golaha wasiirada xukuumadda cusub aan laga yareyn 18 wasiir. Malamihii ugu dambeeyay ayaa warar...

Messi: Kama tegi doono Barcelona anigoo ku biiraya Paris Saint-Germain.

Lionel Messi ayaa sheegay inaysan qorshaha ugu jirin inuu ku biiro Paris Saint-Germain wuxuuna daaha ka qaaday inuu ku faraxsan yahay nolosha Barcelona. Kabtanaka xulka...

Arsenal oo Man Utd kula dagaalameysa Max Clayton, xilli ay dooneyso Podolski-ga cusub.

Arsenal ayaa Manchester United kula biirtay xiisaha loo qabo 18 jirka weerarka uga ciyaara Crewe Alexandra Max Clayton, sida uu qoraayo wargeyska Metro. Xigaan...

Xog: Deni oo qorshe cusub u tagaya Kenya kadib dagaalkii uu la galay Xasan Sheekh

Nairobi (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar gaar ah ugu maqnaa dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa hadda ku...