Monthly Archives: October 2012

Dad loo qabtay dilka Abwaan Warsame

Dad badan oo lagu eedaynayo inay dileen Abwaan Warsame Shire Cawaale oo xalay kooxo hubaysan ay ku dileen degmada Waabari ayaa maanta gacanta lagu...

Garsoore Lee Mason oo dhex dhexaadin doona kulanka Arbacada Chelsea vs Man United.

Garsoore Lee Mason ayaa gacanta loo gelshay inuu Firimbiga u qaato kulanka Chelsea vs Manchester United ee arbacada ka dhici doona Stamford Bridge. Tababaraha kooxda...

Askari ka tirsan ciidamada Dowladda oo dhacdo xun Muqdisho ka geystay.

Askari ka tirsan Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa waxaa uu maanta dad ku laayay Magaalada Muqdisho ka dib markii uu risaas  ku furay. Shilkaan askariga uu...

Diego Maradona oo looga gacan haatinaayo inuu Tababare u noqdo kooxda Blackburn.

Gudoomiyaha kooxda Blackburn Shebby Singh ayaa doonaya inuu dalab u diro halyeeygii reer Argentina Diego Maradona kaasoo uu doonayo inuu ka dhigo macalinka cusub...

Nani oo mar kale diiday inuu qandaraaska u kordhiyo kooxdiisa Manchester United.

Ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ee u dhashay dalka Portugal Luis Nani ayaa hoos u dhigay dalab cusub oo ay Manchester United dooneysay inay qandaraaska...

Atletico Madrid oo dooneysa inay qandaraaska u kordhiso Falcao, xilli ay dooneyso Chelsea.

Atletico Madrid ayaa rajo ka qabta inay soo afjarto xiisaha Chelsea ay u heyso weeraryahan Falcao iyagoo xidiga reer Colombia ka dalbanaaya inuu la...

23ka ciyaaryahan ee u sharaxan abaal marinta Fifa Ballon d’Or 2012 oo lagu dhawaaqay.

Xidigaha u sharaxan abaal marinta Fifa Ballon d’Or  2012 ayaa lagu dhawaaqay iyadoo 12 ka mid ah 23kooda ay ka ciyaaraan Horyaalka Spain ee...

Madaxweynaha iyo Xildhibaanada oo ay ka dhex tafan tahay. “XOG”

Dowladda Somalia, waxa ay jirtaaa wax ka yar 2 bilood, haddana wararka naga soo gaaraya, ma ahan kuwa la mahdiyo, oo waa khilaafyo wada...

Axmed Diiriye oo hal arrin ugu baaqay ra’iisul wasaare Saacid.

Xili Isbuucan gudihiisa laga yaabo in Ra'iisul Wasaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon uu soo dhiso ayaa waxaa wali soo badanaya baaqyada loo jeedinayo Dowlada...

Wasiiradii oo la kala qaatay + Beelo waa weyn oo daaqadda ka baxay + Tirada + Goorta lagu dhowaaqayo.

Warar na soo gaaray ayaa sheegaya in golaha wasiirada cusub lagu dhowaaqi doono maalinta arbacada ah, kadib markii ugu dambeyn la isku raacay tiradooda. Loolaankii...

Qorshooyin culus oo laga damacsan yahay suuqyada Muqdisho.

Maamulka gobolka Banaadir, ayaa shaaca ka qaaday inay kula tala jiraan qorshooyin culus oo laga damacsan yahay suuqayada iyo ganacsiga magaalada caasimada ah ee...

Abwaan Warsame Shire oo la aasay.

Allaha Unaxariistee waxaa maanta Muqdisho lagu aasay Marxuum ahaahana Abwaan soomaaliyeed oo si wayn looga yaqiinay Fanka Soomaaliya iyo Muqdisho. Aaska Marxuum Abwaan Warsame Shire...

Haweeney ka tirsaneyd nabad sugidda DF oo Muqdisho lagu dilay.

Hawaneey sida la sheegayo ka tirsanayd Ciidamada Nabad Sugida Dowlada soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho lagu dilay,inkastoo warar badan ay ka soo baxayaan dilkeeda iyo...

Arag Sawirrada: Sanad guuradii 20-aad Damul Jadiid oo la xusay.

Xaflad loogu dabaal degayay Sanad guuradii 20-aad ee kasoo wareegatay Markii la Aasaasay Ururka Islaamiga (Damul Jadiid) ayaa lagu qabtay Magaalda khartuum. Xafladan oo si...

Daawo Sawirrada: Lacago Faalso ah oo lagu gubay Gaalkacyo.

Magaalada Galkacayo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta 29 October,2012 waxa lagu gubey lacago faalso ah oo gaareysa $135 kun oo dollar, taasi oo...

Fanaanad caan ah oo aabaheed lagu dilay Muqdisho.

 Kooxo hubaysan ayaa maqribnimadii caawa degmada Waaberi ee Gobolka Banadir ku dilay Alle ha u naxariistee Abwaan Warsame Shire Cawaale oo ka mid ah...

Ethiopia: Feejignaanta Jubbaland.

Maqaalkan waa mid aan ku lafa gurayno siyaasada gunta dheer ee dawladaha geeska afrika ay ka leeyihiin qaybo kamida soomalia iyagoo u arka in...

Manchester City oo beenisay inay Guardiola ku bedeli rabaan tababarahooda Mancini.

Manchester City ayaa gaashaanka ku dhufatay warar sheegayey inay shaqada Roberto Mancini ku bedeli doonaan tababarihii hore ee Barcelona Pep Guardiola ka dib markii...

Chelsea oo dooneysa inay Janaayo lasoo wareegto bedelka Frank Lampard (Waa Kuma)

Chelsea ayaa xiiseyneysa inay lasoo saxiixato ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda CSKA Moscow Alan Dzagoev laakiin kooxda ka dhisan Ruushka ayaa ku beecin doonta...

Arsenal oo soo heshay ciyaaryahankii ay ku bedeli laheyd Theo Walcott (Aqriso)

Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa xooga saari doona inuu kooxdiisa kusoo biiriyo ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Newcastle United Hatem Ben Arfa, kaasoo uu u...

Xog: Xujo weyn oo hortaalla madax goboleedyada xilli uu Abiy wado qorshe halis ah

Muqdisho (Caasimada Online) – 100 maalmood ee soo aadan xasaasi ayay u tahay Soomaaliya. Dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa jeexanaya qaabka ay madaxdooda...