Monthly Archives: October 2012

IGAD oo wafti kale u direysa Xamar, kadib wada hadallo bur buray.

Wafti heer sare ah oo ka socda urur goboleedka IGAD, ayaa lagu wadaa inay si deg deg ah u gaaraan magaalada Muqdisho, ayaga oo...

Chelsea oo Premier League-ga u gudbisay cabasho ka dhan ah garsoore Mark Clattenburg.

Chelsea ayaa cabasho rasmi ah ka gudbisay garoore Mark Clattenburg kaasoo ay ku eedeeyeen inuu hadalo aan isir naceyb ah u adeegsaday ciyaartoydooda. Blues aya...

Higuain: Barcelona wey ogtahay inaan ka faa’ideysaneyno kulan ay guul darro gaarto.

Gonzalo Higuain ayaa sheegay in  Los Blancos ay sameyn doonto wax walba oo ay kusoo ceshan karta La Liga ka dib markii ay axadii...

Ciyaartoyda isugu soo haray Fifa Ballon d’Or 2012 oo maanta lagu dhawaaqi doono.

Ciyaartoyda 23ka ah ee isugu soo haray abaal marinta laacibka sanadka aduunka Fifa Ballon d’Or 2012 ayaa manta (Isniin) lagu dhawaaqi doonaa, waxaana lasoo...

Chelsea, Man United iyo Liverpool oo isku heysta daafaca kooxda Genoa Mario Sampirisi.

Chelsea, Manchester United iyo Liverpool ayaa saraakiil daawada u diray 19 jirka daafaca uga ciyaara kooxda Genoa Mario Sampirisi kulankii ay sabtida wajaheen kooxda...

Beesha Hawiye oo soo saartay digniin ku aadan golaha wasiirada.

Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa digniin u jeediyay Dowlada Soomaaliya taas oo salka ku hayso in wasiirada la soo dhisi doono aan la yarayn. Maxamad...

Arrinta Soomaaliya iyo Somaliland oo mar kale laga shiray. (Dhageyso)

Magaalada Hargeysa ayaa waxaa ka dhacay kulan lagaga hadlay waxyaabo ay ka mid yihiin sidii loo sii wadi lahaa wadahadalkii u furmay Somalia iyo...

Caqabado hor leh oo hor istaagay dhismaha golaha Wasiirada cusub.

Beelaha Soomaaliyeed qaarkood ayaa diidmo xoogan iyo muran ka keenay xubno la sheegay inuu ra’iisul wasaare Saacid u doortay inay xilal ka qabtaan golaha...

43 sano ka hor sidee ayay u ekeyd Hillary Clinton (Daawo Sawirro)

Ka hor inta aysan ka qeyb galin jaamacadda Sharciga ee Yale Law, ka hor inta aysan u guurin gobolka Arkansas, ka hor inta aysan...

Wariye Tuuryare oo la aasay + Sawiro.

Waxaa maanta Muqdisho lagu aasay Allaha unaxariistee wariye Maxamed Maxamuud Tuuryare oo xalay ku geeriyooday Isbitaalka Madiina Magaalada Muqdisho kadib dhaawac kasoo gaaray rasaas...

Wariye Tuuryare oo maanta la aasayo

Allaha U naxariistee Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasi doonaa Wariye Maxamed Maxamuud Tuuryare oo habeenkii xalay ahaa ku geeriyooday Muqdisho. 21 kii bishan ayay...

Weriye Tuuryare oo geeriyooday.

Alaha u Naxariiste Wariye Mohamed Mahamuud Tuur yare oo Asbuucii hore Dhaawan culus ay ugu geesteen Xaafada Nasteexo ee Degmada Wadajir Kooxo Dableey ah. Geerida...

Ganacsatada Kismaayo oo jeediyay codsi muhim ah (Dhageyso)

Ganacsatada dhuxusha ee Jubadda Hoose ayaa sheegay in haddii dhuxushan aan hadda la dhoofin ay baaba'ayso, sidaas darteedna shacabkii lahaa looga faa'iideeyo Maalintii shalay ayey...

KASHIFAAD: Ugaarsi lagu hayo Soomaalida ku nool…..!

Dadweeynaha ku nool qaxootiga ayaa ka cabanaya amni xumo sii baaheeysa oo ka jirto xeryaha qaxootiga ee ku yaalo Dhadhaab. Isbuucan waxaa toogasha lagu...

Lionel Messi: Waxa ugu dambeeya ee aan ka fikiraayo waa inaan Jebiyo Rikoorka Pele.

Weeraryahanka kooxda Barcelona  Lionel Messi ayaa sheegay in jebinta rikoorka Pele ee goolasha hal sano uu dhaliyey ay tahay waxa ugu dambeeya ee uu...

Alexandre Pato oo sheegay inuu aad ugu farax san yahay inuu kusoo laabto garoomada.

Alexandre Pato ayaa u riyaaqay kulankii xalay ay kooxdiisy guusha ka gaartay Genoa, wuxuuna ahaa kulankiisii ugu horeeyey ee uu ku bilowdo muddo sideed...

Alessandro Del Piero oo kulankiisii sideed boqolaad gool ugu dabaal degay.

Alessandro Del Piero ayaa gool ugu dabaal degay kulankiisii 800aad (Sideed Boqolaad) ee ciyaar caalami ah ka dib markii ay kooxdiisa Sydney FC guul...

Liverpool oo dooneysa inay laba bil oo amaah ah kula soo wareegto Didier Drogba.

Liverpool ayey macquul tahay inay Didier Drogba usoo dhaqaahiso Anfield waxayna ku dooneysaa laba bilood oo amaah ah marka uu bisha soo aadan soo...

Mucjiso islaami ah: Nebi Muxammad (NNKH) miyuu socon jiray suuqa?

Nebi Muxammad (NNKH) waa sayidka khalqiga Alle, iyo Nebigii ugu dambeeyay Nebiyada iyo Rususha. Waxaa la siiyey mucjiso aanan lasiinin cid kale (Quraanka), sidoo...

Sir Alex Ferguson: Chelsea ma ahan Chelsea-dii Jose Mourinho.

Sir Alex Ferguson ayaa sheegay in kooxda hugaanka u heysa Barclays Premier League ee Chelsea aysan aheyn sidii waqtigii uu tababaraha u ahaa Special...

Muqdisho oo u baahan is-beddel maamul oo deg deg ah afar arrin dartood

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho waa meesha laga qiimeeyo dowlad kasta oo fadhisa Villa Somalia. Amniga, dhaqaalaha, jaceylka bulshada iyo adeegyada dowladnimadaba waxay...