Monthly Archives: November 2012

Shariif Xasan oo wada qorshe maamul Goboleed ka kooban 6 gobol.

Gudomiyihi hore ee Barlamanka Somalia  Shariif  Xasan Sh Adan ayaa waxaa uu mudoyinka danbe laba jibaray dadaal uu ku doonayo in  Gobolada Konfureed ee...

Carabta iyo Quruxda: Afarley toban ah oo ay gabdhaha ka eegaan!

Soomaalida oo keliya ma aha, ee carabta lafteedu waxay tiraahdaa: (Naag wanaaggeed ma dhamaystirna haddaanay afar u caddayn, afar u casayn, afar ciriiri u...

Madaxweynaha oo ku laabtay Xamar.

Goordhow Waxaa garoonka Aadan Cadde kasoo dagay madaxwaynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo. Wafdiga uu madaxweynha Soomaaliya horkacaayay ayaa waxaa kamid ahaa Ra’iisal wasaare ku-xigeenka...

Arsenal Arsene: Barcelona sidaan ma ahaateen Messi la’aantiis.

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa rumeysan inaysan Barcelona waxba ahaateen hadii aysan heysan Lionel Messi. Weeraryahanka xulka Argentina, ayaa sedax gool u jira inuu...

Maxaa maanta la isla dhex marayaa suuqa kala iibsiga?

Suuqa kala iibsigu hada waa xiran yahay laakiin ma dhamaadaan wararka xanta ahi, halkaan ka aqriso wararkii ugu dambeeyey ee Wargeysyada England ka qoreen. Xanta...

Kooxo hubaysan oo goordhow dil ka gaystay Kismaayo.

Ciidamada Huwanta ee jooga Magaalada Kismaayo ayaa howlgal kawada duhurnimada maanta Xaafada Shaqaaalaha oo goordhow dil uu ka dhacay. Kooxo hubaysan ayaa goordhow waxaa ay...

Pep Guardiola oo noqonaaya tababaraha xiga ee Man City.

Pep Guardiola ayaa heshiis is af-garad ah la gaaray kooxda Manchester City, sida uu daaha ka qaaday wakiilka Fifa, waxaana sidaas qoray Wargeyska Daily...

CR7 oo la dhacsan inuu ka mid yahay musharixiinta Ballon d’Or.

Weeraryahanaka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in loo doorto liiskakama dambeysta ah ee abaal marinta Ballon d'Or. Kabtanka xulka...

Modric oo Gareth Bale u sheegay inuu kusoo biiro Real Madrid.

Luka Modric ayaa u sheegay Gareth Bale inuu kula biiro Real Madrid — isagoo sheegay inay si wadajir ah ugu ciyaari karaan kooxdan. Ciyaaryahaankii hore...

Liverpool, Arsenal iyo Chelsea oo isku heysta Stefan de Vrij.

Tababaraha kooxda Liverpool Brendan Rodgers ayaa isha ku haaya daafaca lagu qiimeeyo 3.5 milyan oo ginni Stefan de Vrij, oo 20 jir ah, sida...

Madaxwaynaha Soomaaliya oo lagu wado inuu gaaro dalka Kenya.

Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inuu ka  duulo Itoobiya oo booqasho uu ku joogay labadii cisho ee la soo dhaafay. Xasan Sheekh Maxamuud...

Sawirada Amin Arts ee “Isma lahayn” Iyo Saddex arrin oo qosol badan.

Farshaxamiistaha Soomaaliyeed ee caanka ah Amin Camir, ayaa billaabay sawiradiisa taxanaha noqon doona ee “Isma Lahayn”, oo uu diiradda ku saari doono waxyaabaha aan...

MUQDISHO: DHAWAAQII RASAASTA DHAWAAQ BAA BEDELAY!

Qalinka: Abukar Albadri  Muqdisho (Xeebta Jazeera)- Dadka qaar riyo maalmeed ayey la tahay in aysan madaafiic ka dhaceyn Muqdisho, rasaas wiifeysa aysan dad jidadka ku...

Beckham oo diirada u saaran kooxda Faransiisa ah ee Manoco.

David Beckham ayaa qarka u saaran inuu wadahadal la bilaabo kooxda ka dhisanFaransiiska AS Monaco, iyadoo la rajeynayo in wadahadal la isla meel dhio...

Nemanja Vidic oo kusoo laabtay tababarka buuxa ee Man Utd.

Nemanja Vidic ayaa kusoo laabtay tababarka buuxa ee Manchester United waxaana laga yaabaa inuu kulankiisii ugu horeeyey ciyaaro laba isbuuc ka dib. Kabtanka United ayaa...

Guul taariikhi ah oo usoo hoyatay Falastiiniyiinta + Video.

Golaha guud ee Qaramada Midoobe ayaa u codeeyay inuu u damaanad qado dadka reer Falastiin maqaamka “Dal aan xubin ahayn oo goobjooge ka ah...

Kaka oo mar kale Janaayo lala xiriirinaayo AC Milan.

Wakiilka Kaka ayaa mar kale soo nooleeyey inuu xidigaani kusoo laabto AC Milan ka dib markii keydka uu ka galay RealMadrid, halka uu qirtay...

Golaha Wasiirada oo balan qaaday dhismaha Xabsiga Weyn ee Xamar.

Xukuumada Soomaaliya ee ka kaboon Toban wasiir ayaa hada si rasmi ah u balanqaadaysa Arimo badan oo aysan waxba ka qawan xukuumadihii la horeeyay. Wasiirka...

Maamulo KMG ah oo loo sameynayo gobollada dalka (Wareysi C/Kariim).

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed oo shalay booqasho ku tagay magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan, ayaa sheegay in dowladdu ay gacanta...

Messi, Iniesta iyo Ronaldo oo isugu soo haray Fifa Ballon d’Or.

Fifa iyo majalada France Football  ayaa xaqiijiyey inay Lionel Messi, Andres Iniesta iyo Cristiano Ronaldo isugu soo hareen sedaxda ciyaaryahan ee ugu dambeyn u sharaxan Fifa Ballon d'Or...

Dowladda Xasan Sheekh oo wajaheysa fadeexad weyn iyo tallaabo la gudboon

Muqdisho (Caasimada Online) – Muranada dhulalka iyo madaxweyne Xasan Sheekh waxay noqdeen kuwo aan la kala reebi karin marwalba oo uu xafiiska joogo madaxweynaha...