Monthly Archives: November 2012

Axmed Daaci “DF Ciidan hala timaado, ciidamadeyda ma shaqaynayaan”.

Axmed Xasan Cadoow Axmed Daaci Guddoomiyaha Degmada Wadajir ee Dowladda Soomaaliya oo maant warbahinta shir ugu qabtay xarunta Degmada Wadajir ayaa wuxuu sheegay in...

Qarax ka dhacay Marka mar kale.

Wararka degmada Marka ee Gobolka Shabeelaha hoose laga helayo ayaa sheegaya in qarax qasaaro gaystay uu ka dhacay degmadaas oo ciidanka dowlada iyo Amisom...

Maxaa maanta la isla dhex marayaa suuqa kala iibsiga?

Liverpool ayaa isha ku heysa inay dib ula soo saxiixato Thomas Ince., kaasoo haatan u ciyaara Blackpool, waxaa lagula soo wareegi karaa 6 milyan...

Gen. Dhego Badan oo ku qamaamay Ciidamada DF ee SH.Hoose.

Saraakiil uu hogaaminayo Abaanduulaha Ciidamada Xooga dalka Soomaaiya Dhaga badan ayaa gaaray degmada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeelaha hoose oo Xiisad ay ka taagan...

Manchester United oo Chelsea ka dooneysa xidig 16 jir ah.

Da’yarka kooxda Chelsea qadka dhexe uga ciyaara Conor Hunte ayaa waxaa doonaya Manchester United, sida uu qoray wargeyska Daily Mail. 16-jirkaan ayaan weli qandaraas xirfadeed...

Mourinho: Inter Milan waa dhaqdhaqaaqa wadnaheya.

Jose Mourinho ayaa qirtay inuu weli gacaltooyo badan u haayo Inter Milan, inkastoo uu kooxda uga soo dhaqaaqay Real Madrid laba sano ka hor. Tababrihii...

Roberto Mancini: Mario Balotelli iib kama ahan Man City.

Roberto Mancini ayaa qirtay inaysan Manchester City Janaayo iibineyn weeraryahankooda Mario Balotelli ka dib markii uu ciyaaryahanka reer Talyaani la yaab ka dhigay kulankii...

Rafael Benitez: Chelsea way ku guuleysan kartaa EPL.

Taageerayaasha Chelsea ayaa mar kale ay sii hurineysaa inaysan awalba ku qanacsaneyn Rafael Benitez ka dib markii uu kulankiisii labaad barbaro goolal la’aan ah...

Chelsea oo isha ku heysa bedelka Super Frank Lampard.

Chelsea ayaa isha ku heysa xidig u dhashay dalka Brazil kaasoo lagu magacaabo Bernard, sida uu qoray Wargeyska The Sun. 20-jirkaan, ayaa lagu niinaasaa Oscar-ka...

Mezut Ozil oo mar kale diirada u saaran Manchester United.

Mezut Ozil ayaa mar kale dib ugu soo laabtay Radar-ka Manchester United ka dib markii lasoo sheegay inuu kubad sameeyahaani ka fikiraayo mustaqbalkiisa Real Madrid,...

Liiska tababareyaasha caalamka ugu mushaarka badan.

Liiska tababareyaasha ugu mushaarka badan caalamka waxaa hugaanka u haya Jose Mourinho, Sir Alex Ferguson ayaana ku jira kaalinta afaraad halka tababaraha xulka England...

Arsenal iyo Manchester United oo isku heysa Mario Gotze.

Arsenal iyo Manchester United ayaa dheguhu u taagan yihiin ka dib markii ay kooxda Jarmalka Borussia Dortmund ay daaha ka qaaday inay 20-jirka qadka...

Wasiirka Arimaha gudaha “Ahlusuna iyo Raaskambooni waa inay ku biiraan Dowlada hadii kale…..”

Wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga qaranka C/Kiriin Xuseen guuleed ayaa sheegay in la midaynayo Ciidamada dowlada iyo kuwa kale ee maamulada dalka ka jira...

Madaxwayne Xasan Sheekh oo muujiyay inuu Isbadal doon yahay.

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa noqday Madaxwaynihii ugu horeeyay ee qaada isbaarooyinka yaali jiray Degmooyinka Muqdisho ee ciidamada Dowlada lacagaha ay ka aruusan...

Soomaali deymo badan lagu yeeshay oo dabaq iska tuuray, kadib markii ay gabadhiisa ku xumeysay.

Nin Soomaali ah oo la sheegay in deymo badan lagu yeeshay, ayaa iska soo tuuray dabaqa afraraad ee Hotel Gloria oo ku yaalla magaalada...

Qabaa’ilka Soomaalidu ma isbahaysi baa, mise waa dhalasho?

W/Q: Maxamed Hirad  Arar: Runtii waa su’aal ay adag tahay in  jawaab waafi ah laga bixiyo. Waxa taas daliil u ah, siina adkaynaya innaga oo aan...

Dhacdo qabsatay 100 sano ka hor Soomaali deganeyd Berlin!!

Sida uu boggiisa hore ku daabacay  29-kii August ee sanaddii 1910-kii wargeyska " De Eemlander "oo ahaa wargeys ka soo bixi jiray magaalada Amersfoort...

Warbixin: Booqashada Wasiirka Arrimaha gudaha ee Beledweyne.

Wafdi caalami ah oo uu hogaaminayo wasiirka wasaarada arimaha Gudaha iyo amniga qaranka ayaa ka dagay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Cabdikariin Xuseen Guuleed...

Dagaal u dhaxeeya Somaliland iyo Khaatuma oo socda.

War goordhow soo dhacay ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya Somailand iyo Qaatumo uu maanta ka qarxay gobolka  Sool. Sida warka aynu ku helayno Dagaalkani...

Diyaarad Saanad Militeri waday oo ka dagtay magaalada Kismaayo.

Wararka Magaalada Kismaayo laga helayo ayaa waxaa ay sheegayaan  in Diyaarad saanad hub waday ay kasoo dagtay garoonka diyaaradaha magaaladaas. Marka diyaaradan ay soo caga...

Muxuu Fahad Yaasiin ka yiri qorshaha Villada ee wax ka beddelka dastuurka?

Doha (Caasimada Online) – Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranke ee (NISA) Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa maanta qoraal kasoo saaray qorshaha...