Monthly Archives: December 2012

Shaqaalo dowladeed awood u yeeshay ku takrifalidda hantida Qaranka

Dowlad kastaa oo jirtaa waxa ay leedahay sharci u gaar ah oo ay ku maamusho dalkeeda iyo dadkeeda, sharciguna waa inuu qabtaa shaqsi kastaa...

Daawo Muuqaalkii u Dambeeyay ee laga soo duubay Magaalada Muqdisho.

Muuqaalka Maanta waa Muqaalka Guud ee Degmooyinka Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho waxaan idiinla wadaageeynaa Amaanka iyo isbadalka ka dhacay dalka Maanta. Hadaba Aqristoow ku...

Puntland oo ay ku soo badanayaan ururada siyaasadda (Falanqayn)

Garowe (Caasimada Online) Iyadoo weli maamulka Puntland uusan shaacin xilliga la qabanaayo doorashada maamulkaas, oo ku beegan 8-da bisha January 2013-ka, ayaa haddana waxa...

Daawo Sawirada dadkii ku dhintay Shil Gaari oo ka dhacay Liibiya

Halka ka Daawo dadkii Tahriibka ahaa ee ku dhintay ShiLKA gaari oo ka dhacay dalka Liibiya.                                                                                                                                                                                                                                       Waa dhaawac kamid ahaa dadki Tahriibka ahaa ee Shamiintada...

Jabhada Raaskambooni oo beenisay dilka Nabadoon Qalinle

Ururka Raaskambooni ayaa beeniyay inay ka dambeeyeen Nabadoon lagu dilay magaalada kismaayo oo ciidankooda iyo kuwa AMisom ay joogaan. Afhayeenka Ururkaas Cabdinaasir Seeraar oo warbaahinta...

Hillary Clinton oo cusbitalka la dhigay

Xoghayaha Arimaha dibadda ee Mareykanka Hillary Clinton ayaa la dhigay cusbitalka, ka dib markii, madaxeeda laga helay, gunud dhiig ah ama xinjireysatay, taasoo loo...

Baarlamanka oo amar culus siiyay wasaaradda maaliyadda Dowladda

Baarlamanka Soomaaliya ayaa mudo u qabtay Wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya inay soo bandhigto gunada ku baxda ciidamada dowlada Soomaaliya ee ka dagaalaya Gobolada dalka. Kadib...

XOG: Dowladda iyo Raaskambooni oo mar kale ku kala tagay arrin cusub oo Dowladda ay soo bandhigtay

Kismaayo (Caasimada Online) - Warbixino hor leh oo soo baxay, ayaa sheegaya in kullamadii dhowaan ku dhex maray Kismaayo madaxda ururka Raaskambooni iyo waftigii...

Guriceel: Kooxo hubeysan oo weeraray sarkaal la shaqeeya hay’adaha

Guriceel (Caasimada Online) Sida ay Shabakada Caasimada Online u  sheegeen wariyaal ku sugan magaalada Guriceel ee gobalka Galgaduud,  waxa maanta halkaas lagu dhaawacay nin...

Wenger: Theo Walcott Arsenal way jeceshahay iibna maahan.

Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa ku celceliyey go’aankiisa ah inuu ceshto Theo Walcott ka dib markii uu xidiga dalka England Sedaxleey shabaqa huwiyey kulankii...

CASUUMADII ABOORKA

Soomaalidu tan iyo markii ay gacmahooda ku riday Dowldii loo arkayay in ay ku fadhido sadbursiiyo ay heli lahaayeen saraakiil iyo ganacsato midba maalintiisa...

Chelsea oo dooneysa inay meel dhexe ka afduubato Demba Ba.

Ilo uu soo xiganayo wargeyska Sky Sports ayaa fahamsan in wakiilka Demba Ba uu la kulmi doono Chelsea habeenka Axada ah (Caawa). Ba, waxaa qandaraaskiisa...

Shir weyne looga hadlayay dhismaha Jubbaland oo lagu qabtay Doolow

Waxaa Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo ka dhacay Shir Balaaran oo ay ka soo qaybgaleen Siyaasiyiinta Gobolka Gedo lagana hadlayay  Mustaqbalka Maamul usameynta Jubbaland...

Daawo Muuqaal Qurux Badan oo laga soo duubay Wadooyinka Muqdisho.

Muuqaalka Maanta waa Amaanka Wadooyinka Muqdisho Iyo Bilicda Magaalada oo dib u soo noqoneyso, Aqristoow Daawo Muuqaalkani waxaa dareemeeysaa Amaanka Magaalada iyo Wadooyinka sida...

Sawirada bilicda magaalada Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa kazoo kabaneysa dagaaladii ka dhacay, ayada oo sidoo kalena xaaladda magaalada ay caadi kuso noqotay. Warbaahinta qaranka...

Gareth Bale: Waxaan ku daysadaa Cristiano Ronaldo.

Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara kooxda Tottenham Gareth Bale ayaa sheegay inuu ku daysado xidiga kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo, ka dib markii uu labadii...

Real Madrid iyo PSG oo wadahal la furay Ashley Cole.

Kooxaha Real Madrid iyo Paris ­Saint-Germain ayaa Isbuucaan wadahadalo la furi doona Ashley Cole sidii uu xagaaga ugu soo dhaqaaqi lahaa. Balse Cole ayaa ilaashan...

Mo Farah oo Al-Qacidanimo loo xayiray

Wargeyska The Sun ee ka soo baxa magaalada London ayaa baahiyay wareysi uu la yeeshay orodyahanka Mo Farah, kaasi  oo uu ku xaqiijiyey in...

Real Madrid oo bedelka Casillas u aragta David De Gea.

Real Madrid ayaa 22 milyan oo ginni ku dalban doonta goolhayaha kooxda Manchester United David De Gea xagaaga soo aadan, sida uu qoray wargeyska...

Barlamanka oo ansixiyay miisaaniyada

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay miisaaniyada sanadka 2013 ay ku shaqeynayso Xukuumadda Soomaaliya. kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen xubnaha Baarlamanka Soomaaliya oo...

Mucaaradka oo dhaq-dhaqaaqyo ka dhan ah Xasan Sheekh ka bilaabay Nairobi – Xog

Nairobi (Caasimada Online) – Magaalada Nairobi ee waddanka Kenya waxay marwalba ahaan jirtay halka uu ka bilowdo abaabulka ka dhanka ah nidaamka waqtigaasi jira...