Monthly Archives: December 2012

Liverpool oo ku biirtay loolanka loogu jiro saxiixa Sneijder.

Sida ay qorayaan wargeysyada kasoo baxa dalka Italy Wesley Sneijder ayaa diirada u saaran kooxda Liverpool oo dooneysa inay lasoo saxiixato. Warkaan xanta ah ayaa...

Jose Mourinho: Meelna ugama socda Real Madrid.

Tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa meesha ka saaray inuu waqti dhow ka tago kooxdiisa wuxuuna qirtay inuu doonayo inuu ku guuleysto markiisii...

Arsenal, Liverpool iyo Tottenham oo isku heysta Lewis Holtby.

Kabtanka Xulka Jarmalka ee da’doodu ka yartahay 21-jirada Lewis Holtby ayaa wadahadalo la furi doona sedaxda kooxood eek ala ah Liverpool, Arsenal iyo Tottenham...

Guddigii Baarlamaanka u xil saaray heshiiskii Somalia iyo Turkiga oo ku baaqay in la ansixiyo (Aqri qodobada)

Muqdisho (Caasimada Online) - Guddi Baarlamanka Somalia u xil saaray dib u eegista heshiis Somalia iyo Turkey-ga ku dhex maray Ankara, ayaa soo jeediyay...

Wasiirka arr. gudaha oo faah-faahiyay qorshaha sugida amniga Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka C/Kariin Xuseen Guuleed, ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia iyo...

Faroole oo beeniyay arrin lagu heystay muddooyinkii dhowaa

Garowe (Caasimada Online) -Madaxwaynaha Maamulka Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamad Faroole ayaa ka hadlay wararka sheegayay inuu sii dheeraysanayo Waqtigiisa Madaxwaynaha Puntland. C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole  mar...

Kooxda madaxweyne Shariif ee Ala Sheikh oo Muqdisho ku shiray soona saaray war murtiyeed (Aqri)

Ururka Aala Shiikh oo uu ka tirsan yahay Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sheikh Axmed ka tirsan yahay oo Muqdisho kulan ku yeeshay, waxaana ay...

Magacyada dad Soomaali ah oo ku geeriyooday Libya ayaa la helay

Tripoli (Caasimada Online) Safaarada Soomaaliya ee waddanka Libya ayaa shaacisay qaar badan oo ah tahriibayaal Soomaali ah oo ku geeriyooday meel ku dhow magaalada...

Baarlamanka oo mar kale maanta ka shiraya miisaaniyaddii la diiday

Baarlamanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta ay kulan ku yeeshaan Xarunta Golaha shacabka waxaana  la sheegayaan in labo arina ay shirkooda ugu hadli...

Qarax lala beegsaday ciidamada DF

Faah faahin dheeraad ayaa ka soo baxay qarax qasaaro gaystay oo ka dhacay deegaanka Shalanbood ee gobolka Shabeelaha hoose. Qaraxan oo ahaa Miinada dhulka lagu...

Sharciyada la isaga qaato carruurta ee dalalka reer galbeedka

Qaadista Caruurta iyo sharciyada la xariiro. Wadamada Reer Galbeedka, haddii aad isha wada mariso, sharciyada la xariiro caruur qaadista, waa ay isu wada dhawyihiin dhamaantood,...

R/W Saacid : Waxaa bilaabbi doonaa wada hadalladii annaga & Somaliland

Muqdisho (Caasimada Online) Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay in dhawaan ay bilaabi doonaan wadahaddaladii u dhexeeyay dowladda Soomaaliya iyo maamulka...

Wareysi: Madaxweynaha oo ka hadlay xiriirka Somalia ee Kenya iyo Ethiopia + Muxuu ka yiri hay’adaha gar gaarka?

Nairobi (Caasimada Online) Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi uu dhawaan ku siiyay magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya Jariirada Al-Xayaat ee ka...

Daawo Video-gan: Waa arin lagu farxo oo Soomaalida Minnesota sameeyen.

Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota waxaa daga Dadyoow badan oo Soomaali ah oo lagu tiro in ay ka mid yihiin Soomaalida Qowmiyadaha ugu badan...

Booskii Xildhibaannimo ee C/weli Gaas oo loo dhaariyay xildhibaan cusub

Muqdisho (Caasimada Online) - Ra’iisal wasaarihii hore Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa iska casilay xilka xildhibaannimo ee baarlamaanka Soomaaliya, waxa la sheegay in...

Wasiirka arrimaha dibedda Somalia oo booqaneysa London + Sawirro

Raysal Wasaare ku xigeenka anha Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Foosiya Yusuf Xaaji Aadan ayaa booqasho ku joogta London, oo ay soo gaadhay xalay. Foosiya iyo waftiga la...

Daawo Sawirada Booqashadii Wafdigii dowladda ay ku tageen Kismaayo

Waxaa dhowaan booqasho laba maamood qaadatay magaalada Kismaayo ku tagay wafti ka socda Dowladda Somalia, oo manta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho Xubnaha Wasiirada...

Ciidamada Amisom oo dabin u dhigay caruur kadibna dilay mid ka mid ah

Muqdisho (Caasimada Online) - Gawaarida gaashaaman ee Ciidamada Amisom ayaa dar daray mid kamid ah caruurta yar yar ee ku nool magaalada Muqdisho, shalay. Hase...

Ra’iisul Wasaare SAACID oo looga yeeray Baarlamanka, kadib markii uu jebiyay dastuurka (Aqri qodobada)

Muqdisho ( Caasimada Online) - Ra'iisul wasaaraha Somalia, Cabdulqaadir Faarax Shirdoon, ayaa lagu eedeeyay jabinta qodobo ka mid ah dastuurka dalka, sidaa darteedna ay...

Wasiir hore oo loo magacaabi doono gudoomiyaha gobolka Banaadir.

Waxaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay ka soo baxdo xafiiska Madaxweyne Xasan sheikh Wareegto Xilka looga qaadayo Maxamud Axmed Nuur (Tarzan) oo...

Xog: Xujo weyn oo hortaalla madax goboleedyada xilli uu Abiy wado qorshe halis ah

Muqdisho (Caasimada Online) – 100 maalmood ee soo aadan xasaasi ayay u tahay Soomaaliya. Dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa jeexanaya qaabka ay madaxdooda...