Monthly Archives: December 2012

Tabeelayaal socda oo aan is ogeyn!! (Faallo xaalad ka jirta Muqdisho)

Dunidaan casriga ah ee aan ku dul noolnahay xiligaan waxa ay dhankii laga eegaba u dheereyneysaa sida shey cirka laga soo tuuray oo kale.waxaana...

Soomaali badan oo ku dhintay Libya

Tripoli (Caasimada Online) Wararka naga soo gaarayo waddanka Libya ayaa sheegaya in ku dhawaad 20-qof oo Soomaali tahriib ay ku dhinteen waddankaas, kaddib markii...

Police Nigerian ah oo tagaya Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) - Dowladda Nigeria ayaa shaaca ka qaaday in ay Soomaaliya u direyso 140 askari oo bilays ah si ay qeyb uga...

Gaalkacyo: Dad loo xiray dil Nabadoon

Ciidamada Amaanka Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa saakay dad badan u soo xiray dilka nabadoon caan ka ahaa Gaalkacyo oo xalay la dilay. Ruuxa...

Kala geeye – Cuqdad aabaheed! (4)

Muuqaalkii 6aad. Waxaa Muuqaalkan ku kulmaaya, Odayaasha kala ah, Oday maxaan cunaa,Oday danteeyda ka hadal,Oday hal beel deeq iyo Oday saadaq, waxeeyna aad uga careeysanyihiin...

JACEYLKII DUGSIGA DHEXE ( 10 ) !!!!

Qeybtii 10-aad  halkan ka aqriso qeybihii hore  1-aad,  2-aad,  3-aad, 4-aad 5-aad,  6-aad, 7-aad,  8-aad, 9-aad Akhristoow waxaan la yaabaa Dad ku dooda jaceyl ma jiraa mise ma jiro??? aniga iska dhaafe...

MSF oo war kasoo saartay hadal kasoo yeeray Kenya oo quseeya Somalida

Nairobi (Caasimada Online) Hey’adda dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF ayaa warbixin ay soo saartay Jimcaha maanta, waxa ay ku sheegtay in ay ka...

Wasiiradii ku sugnaa Kismaayo oo la shiray dhinacyo badan

Wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga qaranka iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose waxaa ay kulan kula...

Mourinho oo Maya iyo Haa midna oran waayey (Maxaa helay).

Tababaraha Real Madrid ayaa qiray inaysan haatan aheyn waqtigii haboonaa ee uu ka hadli lahaa mustaqbalkiisa kooxda heysata Horyaalka La Liga. 49-jirkaan ayaa wajahayey cadaadis...

Arsenal oo ku dhow inay hesho xidiga Atletico Madrid Arda Turan

Xidiga kooxda Atletico Madrid Arda Turan ayaa lala xiriirinayaa inuu Janaayo usoo dhaqaaqo kooxda Arsenal iyadoo lasoo werinaayo inuu heshiis shaqsi ah la gaaray...

Rafael Benintez oo shaqada Chelsea jooga looga dhigi doono.

Rafael Benintez ayaa laga yaabaa in shaqadiisa Chelsea laga dhigo mid joogta ah, sida uu qorayo warsidaha The Sun. War argagax leh ayuu ku noqon...

Axmad Madoobe oo ogolaaday wixii in muddo ah lagu kari waayay

Hogaamiyaha Ururka Raaskambooni Axmad Madoobe ayaa  u muuqda nin wax ka baddalay mowqifkiisa ku aadanaa maamul u sameynta gobollada Jubooyinka ee dalka Somalia. Axmed Madoobe...

Hiil-Qaran Hurdadii maka toosay?

Intii aan la galin doorashadii madax-waynaha soomaaliya ayaa aragtidayo loo gudbiyay qaar ka mid ah golaha dhexe ee Xisbiga Hiil-Qaran , waxaa maantaa muuqday...

Muqdisho: Ammaanka garoonka Adan Cadde oo laga shiray kadib markii…!

Muqdisho (Caasimada Online) Shir looga hadlaayo ammaanka garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay Muqdisho. Shirka ayaa la sheegay in ay ka...

Daawo Video: Howlaha Duulimaad ee garoomada Hargeysa iyo Muqdisho.

Jimco Wanaagsan Aqristayaasheena Qiimaha Badan meel kasta aad Dunida ka joogtaan waxaan idiin soo gudbineeynaa Muuqaal cusub oo laga soo duubay Howlaha Duulimaan ee...

MAXAA KEENA CINIINNIMADA?

Halkan ka aqri Waa Maxay Ciniinnimadu Waxaa jira dhowr waxyaalood oo loo aaneeyo inay iyagu sababaan Ciniinnimada ninka iyo carqaladaynta galmada, waana kuwa soo socda:- 1-     Niyadda oon...

Nin weyninka Malabowgiisa darteed loogu xannibay garoon diyaaradeed. ( Maxaa la mooday inuu qarinayo?)

Nin si aad ah loogu yaqaan weyninka xubuntiisa ragnimo ayaa lagu joojiyay meel dadka lagu baaro oo ka tirsan garoonka San Francisco International Airport...

ONLF oo beenisay in ay wadahaddal kula jirto dowladda Ethiopia

Addis Ababa (Caasimada Online) War saxaafadeed ay soo saartay jabhadda ONLF ee ka dagaalanta waddanka Ethiopia, ayaa lagu beeniyay in uu jiro wadahaddal u...

Falcao: Meelna uma socdo ilaa dhamaadka xilli ciyaareedka.

Chelsea ayaa kasii fogaaneysa saxiixa weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Radamel Falcao xilli uu sheegay inuu doonayo inuu ilaa dhamaadka xilli ciyaareedka kusii nagaado Spain. 26-jirkaan...

Daawo Muuqaal Indha uroon oo laga soo Duubay Barwaaqada Gobolka.

Muuqaalka Maanta waa Goob Qurxoon Waa Gobol ka mid ah Gobolada Dalkeena waa Magaalo isku darsatay Qurux iyo Beero waa Magaalada Baydhabo ee Carunta...

Xog: Soomaaliya iyo Iran oo dib usoo celinaya xiriirkooda

Nairobi (Caasimada Online) - Dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa in ay diyaar u tahay xiriir diblomaasiyadeed oo ay mar kale la yeelato Jamhuuriyadda...