Akhriso: Magacyada dhaawacyada maanta Muqdisho laga qaadayo

Muqdisho (Caasimadda Online) – Shabakadda Caasimadda Online ayaa heshay magacyada ilaa 44 qof oo lagu wado in Maanta loo qaado Turkiga ama Suudaan iyo Da’da ay jiraan.

Xogtaan iyo magacyadaan ayaa waxaa laga helay Xarumaha Isbitaalada Muqdisho oo ay ka socoto diiwaangelinta dadka maanta la filayo in la qaado.

Dadka Dhaawaca ah ayaa waxaa maanta loo kala qaadi Doonaa Wadamada Turkiga iyo Suudaan.

Dhaawacyada Suudaan loo qaadayo ayaa waxaa diyaarad Militari usoo dirtay dowladda Qatar, iyadoo sheegtay inay Kafaalo qaadi doonto Dhammaan dhaawacyadaas.

Haddaba halkaan hoose ka akhriso Magaca Bukaanada     

  • Nimco Maxamed Cali 39 Jir
  • Siciid Cabdi Faarax 22 jir
  • Cali Xasan Fiile 16 Jir
  • Maxamed Cabdi Cali Nuur 22 Jir
  • Nuur Mire Jimcaale 35 Jir
  • Xuseen Daahir Cabdulle 25 Jir
  • Cabdifitaax Axmed Barqadle 28 Jir
  • Xuseen Cismaan Nuur 18 Jir
  • Hodan Cabdi Maxamed 30 Jir
  • Cabdi-Nuur Cumar Axmed 36 Jir
  • Yaxye Xasan Cabdi 35 Jir
  • Sacdiyo Cabdullahi Maxamud  36 jir
  • Sacdiyo Daahir Cismaan 6 Jir
  • Maxamed Cabdi Xasan 23  Jir
  • Cabdifitax Abukar Maxamed 18 Jir
  • Xamdi Cabdi Axmed 23 Jir
  • Warsame Ibrahim Cabdullahi 26 Jir
  • Faarax Macalin Maxamed 23 Jir
  • Bashiir Cabdullahi Cabdi 45 Jir
  • Axmed Xasan Maxamed 29 Jir
  • Abshir Maxamed Cali 40 Jir
  • Cabdiraxman Cali Xuseen 24 Jir
  • Cabdiraxman Faysal Wrsame lama hayo Da’diisa
  • Cali Saciid Cali
  • Ameed Faarax Yuusuf
  • Xasan Yaroow Cali
  • Nuur Sheekh Maxamuud
  • Cabdiraxmaan Yuusuf
  • Axmed Daahir
  • Cabdullaahi Axmed Barkhadle
  • Maxamed Cismaan
  • Maxamed Axmed Cabdi
  • Ilyaas Cabdi Cabdullaahi
  • Maxamed Cabdikariim Faarax
  • Cabdirisaaq Maxamed Muuse
  • Ruqiyo Cumar Maxamud
  • Bishaar Cumar Yuusuf
  • Yaasir Abuukar Maxamed
  • Axmed Maxamuud Axmed
  • Xasan Maxamed Cabdullahi
  • Cabdulqaadir Xuseen Macalin
  • Xasan Maxamed Salaad
  • Cali Maxamed Cali
  • Cawil Xasan Maxamed

halkaan hoose ka akhriso qeybo kale oo kamid ah dadkaas