Akhriso qaar kamid ah magacyada Maxaabiistii Xalay laga keenay Itoobiya (Sawiro)

Muqdisho (Caasimadda Online) – Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Xalay ku guuleystay inuu Magaalada Muqdisho kasoo dajiyo inta badan maxaabiistii u xirneyd dowladda Soomaaliya kuwaas oo u dhashay dalka Soomaaliya.

Haddaba waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa qaar ka tirsan magacyada maxaabiista laga keenay dalka Itoobiya:

Cali Ibrahim Xaayow
Guled Faarax
Cali Nuur Yar
Iimaan Cabdullahi Ibrahim
Ibrahim Cabdirizaq
Yusuf Qoley Ibrahim
Maxamed Cumar Maxamed
Ibrahim Cabdi Isxaq
Cabdulahi macalin cabdule
Maxamed Xusen Sheikh
Isxaq Xiraw Maxamed
Xusen Muqtar
Ibrahim Maxamed Xasan
Ibrahim Nuur Cisman Muqtar
Yusuf Maxamud Maxamed
Cabdicasiis Maxamed Farax
Sicid Cabdiraxman Maxamud
Cali barre
Yusuf Adan maxamed
Boorow Cabdi Maxamed
Nuur Maadey Islaw
Xasan Maxamed Cali
Cabdi Ibrahim Isxaq
Xusen Cabduraxman Cabdi
Ibrahim Cabdullahi
Cisman Cabd
Cali Isxaq Maxamed
Xusen Axmed Cali
Xasan Nuur Maxamed
Cisman Adan Maxamed
Maxamed cabdirizaq Muuse
Cabdirixman Maxamed Nuur
Maxamed Xusen shik
Maxamed cali Adan
Cabdimahad kaarshe
Maxamed cilmi cabdulle
Xasan Cabdullahi
Maxamed Irshaad maxamed
Cabdirashid cali Xasan
Nuur maxamed Cabdi
Xasan Ibrahim dhigey
Cabdi Cabdullahi
Isxaq maxamed kheyraw
Xaafaw maxamed axmed
Cabdi Isxaq kuulow
Ibrahim Boorow cali

 

Ogeysiis

Si aad usoo degsato APP-ka cusub ee Caasimada Online, fadlan raac link-yada hoose.

Android: Haddii aad isticmaaleyso taleefonada ku shaqeeya Android, sida Samsung, HTC, LG iyo wixii la mid ah) fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa Google Plays tore-ka, kadiba degso app-ka.   HALKAN CLICK SII

iPhone: Sidoo kale, haddii aad isticmaaleyso iPhone, fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa App store-ka, kadibna soo degso app-ka Caasimada Online. HALKAN CLICK SII

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com