Kismaayo (Caasimada Online)-Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay Xubnaha u matali doona Aqalka Sare ee Dowlada Somalia.
Xubnaha ay Jubbaland shaacisay ayaa ka kooban 8-xubnood kuwaasi oo isugu jira rag iyo dumar.
Xubnahaan ayaa waxaa ku jira Hal qof oo Dumar, halka 7-kalana ay yihiin rag.
Halkaan ka Akhriso Magacyada xubnahaan.
1-Xasan Faarax Xujaale (Beesha Ogaaden/Awlyahan)
2-Axmed Xaashi Maxamud (Ogaden/Maqaabul)
3-Cabdulahi Sheikh Ismaaciil Fartaag (Mareehan/R.ugaas Sharmarke)
4-Mowliid Xuseen Guhaad (Marehan/Reer Osman)
5-Axmed Cabdixafiid Maxamed (Digil/Mirif/Dabare)
6-Iftiin xasan baasto (Awramale)
7-Axmed Macalin Cumar (Dir/Biyo-Maal)
8-Faadumo Xasan Aadan (Koombe/Geri)