Aqriso magacyada: 10-ka arday ee ugu sarreysa imtixaankii dugsiyada sare ee Somalia oo la shaaciyey

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa goordhow shaacisay natiijada imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada sare koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ee dhowaan la qaaday.

Inta badan ardayda gashay kaalimaha 10-ka ugu sarreeya ayaa ah ardayda dhigata iskuulada magaalada Muqdisho, marka laga reebo hal arday oo dhigta iskuul ku yaalla degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Tobanka arday ee ugu sarreysay ayaa ah dhammaatood wiilal, waxaan yaba leh inaysan ku jirin wax gabdho ah. Sidoo kale ma jiro arday ka dhibo sara maray 94%.

Imtixaankan oo la qaaday bsihii May ayaa waxaa ka qeyb galay in ka badan 18 kun oo arday.

Hoos ka aqriso magacyada ardxayda

Ogeysiis

Si aad usoo degsato APP-ka cusub ee Caasimada Online, fadlan raac link-yada hoose.

Android: Haddii aad isticmaaleyso taleefonada ku shaqeeya Android, sida Samsung, HTC, LG iyo wixii la mid ah) fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa Google Plays tore-ka, kadiba degso app-ka.   HALKAN CLICK SII

iPhone: Sidoo kale, haddii aad isticmaaleyso iPhone, fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa App store-ka, kadibna soo degso app-ka Caasimada Online. HALKAN CLICK SII

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com