Daawo: 10-ka wadan ee ugu qatarta badan Afrika iyo kaalinta ay Somalia uga jirto

Afrika ayaa lagu qiimeeyaa meelaha ugu halista badan caalamka, maxaa yeelay waxaa ka dhaca dagaalo, dhac iyo dambiyo kale oo uu masuq maasuq ugu horeeyo.

Liiska 10-ka wadan ee ugu halista badan Afrika ayaa waxaa ka dhex muuqda dowlado waa weyn kuwaas oo qaarkood bur buray sanadihii lasoo dhaafay.

Dalalka Magacyadoodu ka muuqdaan liiskan waxaa kamid ah Itoobiya oo la aamisan yahay in dadku aysan si xoriyad ah kunoolaan karin, halka Burundi, Liibiya, Chad iyo dalal kale ay liiskan ku jiraan.

Laakiin Dalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay inuu yahay dalka ugu halista badan qaarada Afrika sida ku cad warbixintan, waxaana loo aaneynayaa dagaaladda iyo gabood falada kale ee mudada dheer ka dhacaya.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA 10-KA DAL EE Ugu Qatarsan Afrika & Sababta

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=tlizQYICid8&w=640&h=360]

Ogeysiis

Si aad usoo degsato APP-ka cusub ee Caasimada Online, fadlan raac link-yada hoose.

Android: Haddii aad isticmaaleyso taleefonada ku shaqeeya Android, sida Samsung, HTC, LG iyo wixii la mid ah) fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa Google Plays tore-ka, kadiba degso app-ka.   HALKAN CLICK SII

iPhone: Sidoo kale, haddii aad isticmaaleyso iPhone, fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa App store-ka, kadibna soo degso app-ka Caasimada Online. HALKAN CLICK SII

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com