Daawo: Alla Nasiib Badanaa Dadkaan.

Qof aan tiisa gelin ma dhinto waxaan maanta daawaday muuqala aan aad uga naxay marna aan ku cibro qaatay kaas oo ah Shilal halis ah oo dad ka badbaaday oo aan aad uga naxay daawashadooda.

Hadaba Aqristoow Muuqaalkaan marka aa daawato ogoow in qof walba malinkiisa dhimanaayo ma is lee dahay dadkaan ayaa ka badbaadayo marka aad aragto qabka halista ah ee shilka ku dhacaya.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO: