Daawo Video: Muqdisho iyo is-beddelada cusub

Muuqaalka Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho & Isbadalo dhinaca horumarka oo magaalada aad ugu soo badanaya kadib isbadal xoogan oo ka soconaya guud ahaan Magaalada oo idil.

Isma dhaheysid Bilicdaan ayeey Muqdisho yeelatay muddo kooban kadib, waxaa dareemeysaa in is weyn isku badashay Magaaladu dhan walba ee nala daawo muuqaalkii ugu dambeeyay.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA: