FILIMKA MAANTA: Humko Tumse Pyaar Hai waa jaceyl murugo leh

Humko Tumse Pyar Hai – micnaheedu Waan Ku Jeclahay. Waa filimkii jaceylka ahaa ee uu soo saaraha ka ahaa aj Kanwar kaasoo ay hogaaminayaan jileyaasha Bobby Deol, Amisha Patel iyo Arjun Rampal.

Amisha Patel oo camoole ah ayaa jeclaaneysa Arjun Rampal laakiin waxay la dhibtooneysaa jaceylkiisa ka dib markii loo sheegay inuu dhintay. Wiil cusub oo iyada jecel Bobby Deol ayaana doonaya inuu ka caawiyo sidii ay noloshaas uga gudbi laheyd. Filimkaan oo qisadiisa laga soo minguuriyey filimkii Anuraga Sangama 1995tii ayaana maanta idiin soo xulnay.

Halkaan hoose ka daawo lana soco filimkeena berri haddii Eebe idmo.