Muuqaal cajiib ah oo ciida uu ka sameeyey SNTV

Tvga qaranka Soomaaliya ayaa barnaamij qurux badan ka sameeyey dabaal dega ciida, iyada oo suxufiga weyn ee Cabdullaahi Wiish uu xarunta Tvga isugu keeney fanaaniin miisaan leh, halka uu toos uga qayb galiyey fanaaniin ku sugnaa Dubai oo uu kamid ahaa fanaanka caanka ah ee xidigaha geeska ee Cabdi Hani Xaashi.