Muuqaal: Sidee dadka Muqdisho usoo dhaweeyeen dib u helidda Internet-ka?

Muqdisho (Caasimada Online) – Muddo 22 Berri ah waxaa Koonfurta Soomaaliya laga waayey aaladda Intenetka kadib markii uu go’ay qadka loo yaqana Viber Optic ee lasoo mariyo badda Hoosteeda.

Guud ahaan Magaalada Muqdisho iyo Koonfurta Soomaaliya ayaa muddo laga waayey isticmaalka Internetka inkastoo meelo aad u yar laga helayey qadka Settlet-ka kaasoo isna ahaa mid aad u culus isla markaasna qiimihiisu uu aad u sareeyey.

Hassan Top oo ah wariye aad looga yaqaan Magaalada Muqdisho, ayaa warbixin xiiso badan ka diyaariyey soo laabashada Internetka iyo sida ay dadka Muqdisho u arkaan Arrintaan.

Haddaba halkaan hoose ka daawo warbixintaan

Ogeysiis

Si aad usoo degsato APP-ka cusub ee Caasimada Online, fadlan raac link-yada hoose.

Android: Haddii aad isticmaaleyso taleefonada ku shaqeeya Android, sida Samsung, HTC, LG iyo wixii la mid ah) fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa Google Plays tore-ka, kadiba degso app-ka.   HALKAN CLICK SII

iPhone: Sidoo kale, haddii aad isticmaaleyso iPhone, fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa App store-ka, kadibna soo degso app-ka Caasimada Online. HALKAN CLICK SII

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com