Photo News: Qaabka uu Jawaari ugu guuleystay C/rashiid Xiddig

Doorashadii maanta ka dhacday xarunta baarlamaanka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa wareegii koowaad ku guuleystay inuu noqdo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari).

Natiijadii Doorashada ayaa noqotay inuu ku guuleysto Prof. Jawaari oo si weyn loogu saadaaliyay. Natiijadii wareega koowaad ee sida rasmiga ah ay ugu dhawaaqeen Guddoonka KMG ah ayaa noqotay sida soo socota:

Waxaa codesay 159.

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari   141

C/rashiid Maxamed Xiddig: 97

Cabdifataax Ibraahim Geeseey: 17

Idiris Cabdi Dhakhtar: 2

Waxaa qasaartay codad gaaraya 2 cod.