Sawirro: 27 sano kadib oo dayactir lagu sameeyay wado halbowle u ah isu socodka Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Wajiga koowaad ee dhismaha jidka soddonka ayaa dhowaan la soo gabagabeeyay, iyadoo furitaanka wadadaasi xariga ka jari doonaan madaxda sare ee dowladda.

Dayactirka lagu sameeyay jidka soddanka, gaar ahaan qeybta ku aadan degmada Hodon, ay ka leedahay bidka soddanka, waxaana harsan qeybaha kale ee masaafo aad u dheer ay harsan tahay.

Dhismaha wadadaan ayaa waxaa iska kaashanaaya maamulka gobolka Banaadir iyo ganacsatada Soomaaliyeed.

Jidka soddanka ayaa ah wado halbolwle u ah isu socodka magaalada Muqdisho, iyadoo tan iyo burburkii dowladdii dhexe ee dalka dib loo dayactirin.

Daawo: Heshiiska bahwadaageed ee DF iyo ganacsatada oo la meel-marinayo

Ogeysiis

Si aad usoo degsato APP-ka cusub ee Caasimada Online, fadlan raac link-yada hoose.

Android: Haddii aad isticmaaleyso taleefonada ku shaqeeya Android, sida Samsung, HTC, LG iyo wixii la mid ah) fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa Google Plays tore-ka, kadiba degso app-ka.   HALKAN CLICK SII

iPhone: Sidoo kale, haddii aad isticmaaleyso iPhone, fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa App store-ka, kadibna soo degso app-ka Caasimada Online. HALKAN CLICK SII

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com