Sawirro: Vladimir Putin oo iska soo qaaday sawirro ka yaabiyey dunida

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa baraha bulshada kusoo bandhigay sawirro uu ku muujinaayo dalxiiskiisa ugu danbeeyay.

Putin oo sanadkiiba gala fasax ayaa waxa uu booqasho gaaban ku gaara dhammaan magaalooyinka ku haboob dalxiiska ee dalkiisa Ruushka.

Putin ayaa inta uu ku guda jiro dalxiiska u nasiin taga goobaha uu kaga badbaadikaro kuleylka, waxa uuna badi sawirada iska qaadaa isagoo ku howlan dabashada Kaluunka iyo dabaasha, sida ka muuqata sawirka.

Sawirada uu Putin kusoo daabacay baraha bulshada ayaa kamid noqonaaya kuwa ugu shacbiyada badan marka loo eego kuwa ay baahiyaan Madaxda dhigiisa ah.