Tacsi ku socota ehellada Maxamed Maxamud Xassan (Maxamed Yarow)

Adeer Abuukar Sheekh Axmed Maataan iyo adeer Xamuu Caddey Sheekh Axmed Mataan iyo dhammaan faraca reer Sheekh Axmed Mataan, gaar ahaan reer Siid Axmed Sheekh oo kala ah Aba Cali Siid Axmed, Jamiila Siid Axmed, Seynab Siid Axmed iyo Seygeeda Cabdi Maxamuud Geedi iyo Ruqiyo Siid Axmed, Lemon Cabdulle Sabriye iyo Seygeeda Cabaas Cabdi Maxaa Ciise, Baashi Maxamuud Gacal iyo xaaskiisa Fadumina Rooble, Jamiila Cariif iyo Seygeeda John Shaqaaq, Hindiya Cariif iyo syegeeda Xasan Dalfac, iyo Sayid Caraaye.

Dhammaan dadkaasi, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan ehelada Marxuum Mahamed Mahamud Xassan (Maxamed Yarow), si gaar ah waxay ay tacsi ugu dirayaan:-

Abdullahi Ahmed Gacal, Maryan Mohamed, Hassan Mohamed (Xasan Yare), Abdulqadir Mohamed, Ahmed Mohamed Washington. Zeinab Mahdi, Abdi Mahdi, Naima Shuceib, Bashir Mohamed, Ali Mahdi, Abdulaziz Mohamed, Kiin A Yalaxow.

Waxay leeyihiin dhammaan Samir iyo ammaan allaha naga siiyo marxuumka, isagana jannada fardowsa ha ka waraabiyo. Inaa Lilaah waa Inaa Ileyhi Raajicuun.