Xildhibaanada aqalka sare ee Somaliland oo maanta Muqdisho lagu dooranayo

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa muuqata in la dhameeyay khilaafkii muddooyinkii ugu dambeeyay ee ka taagnaa dhismaha xubnaha aqalka sare ee matalaya Somaliland.

Xildhibaanada maanta tartamaya ayaa la filayaa inay kasoo dhex baxaan ilaa lix xildhibaan kuwaasi oo ka mid noqonaya xildhibaanada aqalka sare u matalaya Somaliland.

Gudiga doorashada ayaa shaaciyay magacyada xildhibaanada maanta ku tartamaya magaalada Muqdisho.

Kursiga kowaad waxaan ku tartami doona.

Maxamuud Jirde Xuseen

Cabdi Xaashi cabdulaahi

Axmed Mahad Cumar.

Kursiga Labaad

Muxyadiin Sheekh Cali

Cabdi Yuusuf Xasan.

Maxamed Sheekh Ibraahim

Kursiga Saddexaad

Mustaf Maxamed Godax

Maxamed Maxamuud Cabdi

Kursiga Afraad

Ibraahim Aaden Maxamed

Cabdikariin Maxamed Xasan

Jaamac Axmed Rooble

Axmed Ciise Cawaale

Kursiga Shanaad

Muno Cumar Xasan

Deeqo Maxamed Saalax

Kursiga Lixaad

Cabdirisaaq Axmed Cali

Cabdixakiin Axmed Nuur

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com