Video: Fallanqeyn iyo xog ku saabsan khilaafka Xasan Sh. iyo CCC Sharmaare

M/weynaha Somalia Xassan Shiikh Maxamuud iyo R/wasaare Cumar Abdirashiid ayaa isku mari la weli sida loosoo xulayo xubnaha golaha xukuumadda, iyada oo ay jirto xusul duub ay koox walba ku doonayso in xukuumadda ay xubno muhiim ah ku yeeshaan.

Hadaba maxaa ka jira khilaafkan cusub, maxaase ka jira in dib u dhac dhanka xasiloonida siyaasadda ay ku keeni karto hiigsiga 2016, hadaba la soco doodda Royal Tv  ee wariye Maxamed Yuusuf oo lagu falan-qeeyey arrimaha siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga iyo xogta sababta loo magacaabi la’yahay weli golaha Xukuumadda.