NISA - search results

If you're not happy with the results, please do another search

NISA oo xabsiga dhigtay Wariye Xuseen Cabdulle

Muqdisho (Caasimada Online) - Ciidamada ammaanka ee dowladda, gaar ahaan kuwa Nabad-sugida ayaa lagu soo warramayaa inay maanta xabsiga dhigeen Wariye Xuseen Cabdulle oo...

Dowladda oo beenisay arrin la xiriirta xiisadda Itoobiya oo ka careysiisay Soomaalida

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa beenisay wararar soo baxay, kuwaasi oo sheegayay inay Itoobiya la galeyso heshiis dhanka badda ah oo...

Daawo: Xasan Sheekh oo shaaciyey sababta uu Mahad Salaad uga tegay xilka NISA

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaahin ka bixiyey sababta Mahad Salaad uu uga tagay xilkii Agaasimaha NISA, wuxuuna xaqiijiyey...

Daawo: Mahad Salaad oo ka hadlay ka tegitaankiisa NISA, shaaciyeyna 10 qodob

Muqdisho (Caasimada Online) - Taliyihii hore Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad oo maanta khudbad ka jeediyay munaasabad uu xilka...

Muxuu Sanbaloolshe kusoo arkay xarunta NISA? + Sawirro

Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimaha cusub ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa maanta tegay xarumaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qaranka ee NISA. Agaasimaha cusub...

Arrimaha lagu xasuusto Sanbaloolshe xilliyaddii uu kasoo shaqeeyay NISA

Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimaha cusub ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qaranka ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, waana xildhibaanka kursiga tirsigiisu yahay HOP#058. Haddaba...

Falcelin culus oo ka dhalatay isbeddelka maanta lagu sameeyay hay’adda NISA

Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay magacaabista agaasimaha cusub ee Hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaran ee NISA oo loo magacaabay...

Sanbaloolshe oo maanta loo magacaabay agaasimaha NISA

Muqdisho (Caasimada Online) - Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansixiyay magacaabista agaasimaha cusub ee Hay'adda Nabad-sugidda...

Xog: Isbeddel lagu sameynayo maanta hoggaanka NISA

Muqdisho (Caasimada Online) - Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta la filayaa inay isbeddel ku sameeyaan hoggaanka sare ee hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee...

Sawirro: Horjooge ka tirsan Shabab oo u gacan galay NISA

Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Horjooge Ismaaciil Xasan Cali oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa xalay isku soo dhiibay ciidanka deegaanka ee ku sugan deegaanka...

NISA oo soo bandhigtay Al-Shabaab-kii ugu badnaa ee mar qura isa soo dhiiba

Baydhabo (Caasimada Online) – Ciidanka NISA ee ka howl-gala deegaanada dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta soo bandhigay dagaal-yahaano badan oo ka soo goostay kooxda...

NISA oo xalay MUQDISHO ku qabatay rag qaraxyo waday

Muqdisho (Caasimada Online) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay xalay ciidamada Nabad-sugidda Soomaaliya ka sameeyeen gudaha magaalada Muqdisho, kuwaas...

Hay’adda NISA oo bedeshay aragtida ‘marqaatiga nool’ ee Muqdisho kadib markii…

Muqdisho (Caasimada Online) - Hay'adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa qaaday tallaabo bedelaysa aragtidii qaldaneyd ee laga haystay 'marqaatiga nool' ee magaalada...

NISA oo soo bandhigtay sawirrada rag dad badan ku laayey Muqdisho oo baxsad ah

Muqdisho (Caasimada Online) - Hey’adaha ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigay sawirrada rag Wanted ah oo la baadi goobayo, kuwaas la helay muuqaalkooda,...

Howl-gallo culus oo ay qeyb ka tahay NISA oo maalintii lixaad ka socda magaalada…

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan qaybta koonfureed ee Galmudug waxaa habeenkii lixaad ka socda howlgallo culus oo ay iska kaashanayaan ciidan...

Sawirro: R/Wasaare Xamza oo tegay xarumaha NISA iyo Booliska, kadibna amray…

Muqdisho (Caasimada Online) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda...

Xasan oo tegay xarunta NISA iyo isla xisaabtan adag oo ka dhashay weerarkii SYL

Muqdisho (Caasimada Online) -Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhaqdhaqaaq badan sameeyey tan iyo markii xalay dagaalyahano hubeysan oo Shabaab ka tirsan ay gudaha...

Cabdullaahi Warsame oo shaaciyay tacadi ay NISA kula kacday xalay intii uu socday…

Muqdisho (Caasimada Online) – Cabdullaahi Warsame Rooble oo ah Suxufi ka tirsan warbaahinta dowladda, oo muddooyinkii dambena ka soo warami jiray furimaha hore ee...

Sawirro: Ciidamada NISA iyo DANAB oo ‘nolosha kusoo qabtay’ xubno Shabaab ah

Muqdisho (Caasimada Online) – Sida ay baahisay warbaahinta dowladda, maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu soo qabtay howl-galka ka socda gobolka Jubbada Hoose. Howl-galka xubnaha...

Ciidanka DF oo howl-gal ay qeyb ka tahay NISA ku galay howdka JILIB Marko, burburiyeyna…

Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helaya howl-gal culus oo maanta ay ciidamada qaranka oo isugu jira Booliska gaarka ah ee...

Xog: Xujo weyn oo hortaalla madax goboleedyada xilli uu Abiy wado qorshe halis ah

Muqdisho (Caasimada Online) – 100 maalmood ee soo aadan xasaasi ayay u tahay Soomaaliya. Dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa jeexanaya qaabka ay madaxdooda...