Wararka Puntland - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Wararkii ugu dambeeyay dabka ka kacay dooxada DALSAN ee Puntland

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in weli uu sii fidayo dab xoogan oo Axaddii ka ka kacay...

Ciidamada PUNTLAND oo gacanta ku dhigay doon siday HUB iyo raggii la socday

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya deegaanada Puntland ayaa sheegaya in howlgal ay qaadeen ciidamada ammaanka lagu soo qabtay doon siday hub...

Deni oo dalab culus u diray baarlamaanka Puntland

Garoowe (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamulka Puntland oo qoraal soo saaray ayaa dalab culus diray Golaha Wakiilada, taas oo la xiriirta dhimsha xukuumadda. Saciid Deni...

Xiisad xooggan oo ka taagan doorashada Puntland – Maxaa soo kordhay maanta?

Garoowe (Caasimada Online) – Xiisad xooggan ayaa ka taagan doorashada maamulka Puntland, gaar ahaan Xildhibaannada laga soo doorto SSC-Khaatumo. Arrinta xiisadda ay hadda ka taagan...

Ciidamo gadoodsan oo xirtay wadada madaxtooyada Puntland

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan oo ka tirsan kuwa Madaxtooyada...

Saciid Deni oo ciidamo horleh geeyay xarunta baarlamanka Puntland + Qorshaha

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in xalay saq-dhexe ciidamo ka tirsan kuwa PMPF ee Puntland ay la...

Isbeddel lama filaan ah: Baarlamanka Puntland oo taakeeyey qorshihii Saciid Deni

Garoowe (Caasimada Online) - Ajandaha fadhigga baarlamanka Puntland ee maanta oo Axadda ah ayaa gebi ahaanba laga saaray xeerka doorashooyinka qof iyo cod ee...

Kulankii xildhibaanada Puntland oo ku dhamaaday buuq iyo gacan qaad + Video

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya Garoowe ayaa sheegaya in dood xoogan ay haraysay kulan xasaasi ah oo ay maanta magaaladaas ku...

Daawo: Dadweyne careysan oo maanta ku dibad-baxay baarlamaanka PUNTLAND

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa sheegaya in weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaaladaasi...

Xog: DENI oo qorshe yaab leh soo jeediyey xilli ay kasii dareyso xiisadda Puntland

Garoowe (Caasimada Online) - Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan qarsoodi ah la yeeshay guddi gaar ah oo baarlamaanka Puntland u xil-saaray ka...

Xog: Kulankii baarlamanka Puntland ee oo la baajiyey xilli xiisad dagaal ay kacsan tahay

Garoowe (Caasimada Online) - Fadhiggii Baarlamanka Puntland ee maanta Isniin ah ayaa gebi ahaanba la baajiyay, sida ay xaqiijinayaan warar lagu kalsoon yahay. Xildhibaannada baarlamaanka...

Bulshada Rayidka Puntland oo war culus ka soo saartay dagaalkii maanta ka dhacay Garowe

Garowe (Caasimada Online) - Dallada Ururada Bulshada Rayidka Puntland (PUNSAA) ayaa war ka soo saartay rabshadihii maanta ka dhacay magaalada Garowe ayaa sheegtay in...

Xiisadda Puntland oo laga cabsi qabo in mar kale isku rogto gacan ka hadal

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in weli xaalado kacsanaan ah laga dareemayo magaalada Garoowe ee xarunta Puntland,...

S/L oo qaaday tallaabo uga dareysa xiisadda Puntland

Hargeysa (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in xiisad u dhexeysa Somaliland iyo Puntland laga dareemayo aagga magaalada Ceerigaabo...

Xog: Mucaaradka hubeysan ee Puntland oo u midoobaya Saciid DENI

Garoowe (Caasimada Online) – Siyaasiyiinta mucaaradka Puntland kuwooda ugu miisaanka culus ayaa isku diyaarinaya in bisha soo socota ee October ay shirweyne ku yeeshaan...

Maxaa kasoo kordhay xiisada siyaasadeed ee Puntland?

Garoowe (Caasimada Online) - Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa waxaa weli ka taagan xiisad xoogan oo u dhexeyso xukuumadda Saciid Deni iyo...

PUNTLAND oo soo saartay war deg deg ah kadib arrin ka billaabatay GAROOWE

Garoowe (Caasimada Online) - Taliska Booliska Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar been-abuur ah oo ay sheegeen in laga faafiyay amniga caasimadda...

Ciidamo careysan oo xalay isku hareereeyay xarunta baarlamaanka Puntland

Garoowe (Caasimada Online) - Xaalad kacsanaan ah ayaa lagu soo warramayaa inay weli ka taagan tahay gudaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, taas...

PUNTLAND oo garoonka Garoowe ku celisay ergeyga madaxweyne Xasan + Sababta

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka laga helayo magaalada Garoowe ayaa sheegaya in maanta ciidanka amaanka ee dowlad goboleedka Puntland ay is hortaag ku sameeyeen,...

Ciidan wata gaadiid dagaal oo xirtay aagga madaxtooyada PUNTLAND ee Garoowe

Garoowe (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaalada Garoowe ee xarunta gobolka...

DENI oo ku guuleystay arrin weyn oo la xiriirta khilaafka kala dhaxeeya Xasan Sheekh

Muqdisho (Caasimada Online) – Muddo kahor waxay u badan tahay in aad ogeyn in Xasan Sheekh Maxamuud iyo Saciid Cabdullaahi Deni ay ku kala...