Home Search

khiyaanada - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Khiyaanada Qarniga: Sida Mareylkanka & Imaaraatka ay khaarijinta Jabuuti isula qorsheeyeen (Qeybti 5-aad)

Halkan ka aqri qeybihii hore.Xilligaas nidaamka Asiyaas Afawarqe waxa uu ahaa mid aad u danaynayay isu soo dhowaanshaha Maraykanka, waxa uuna wax gashaday in...

Khiyaanada Qarniga: Sida Mareylkanka & Imaaraatka ay khaarijinta Jabuuti isula qorsheeyeen (Qeybti 4-aad)

Halkan ka aqri qeybihii hore.Maalgashiga Imaaraad ee Barbara markii hore waxa uu u muuqday in ujeedkiisa ugu wayni uu yahay in ay Abu Dabey...

Khiyaanada Qarniga: Sida Mareylkanka & Imaaraatka ay khaarijinta Jabuuti isula qorsheeyeen (Qeybti 3-aad)

Halkan ka aqriso qeybihii hore - Laakiin Geelle ayaa haddana ugu dambayn guulaystay, sidiisii laysla yaqaannayna ku guulaystay, taas oo ka dhigtay xiriirkii Jabuuti...

Khiyaanada Qarniga: Sida Mareylkanka & Imaaraatka ay khaarijinta Jabuuti isula qorsheeyeen (Qeybti 2-aad)

Qeybtii 1-aad halkan ka aqri: Marka waxaa muuqata in dheesha martigalinta ciidamada ay u macaanaatey Geelle oo billaabay sanadkii 2009-kii in Japan uu siiyo saldhig...

Khiyaanada Qarniga: Sida Mareylkanka & Imaaraatka ay khaarijinta Jabuuti isula qorsheeyeen (Warbixin)

Ma badna in Wasiirrada arrimaha dibaddu ay dhawrsanaanta diblomaasiyadda ka tagaan, xitaa marka ay ku jiraan fadhiyo albaabadu u xiran yihiin, laakiin Wasiirka Arrimaha...

Document sir ah: Khiyaanada NICHOLAS KAY iyo hanaanka doorasho ee uu rabo 2016 (Aqriso)

Muqdisho (Caasimada Online) - Xog aay heshay shabakada Caasimada Online, ayaa waxaa ku cad in wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya in uu mar hore go'aan...

Axmed Fiqi: Xog badan oo qarsaneyd ayaa soo baxday

Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday inay caddaatay in dowladda Soomaaliya ay ka been sheegtay heshiiska shidaalka kadib...

Maalmihii Jaalle Siyaad ee October 21, 1969 – January 26, 1991 (Xog taariikheed)

Muqdisho (Caasimadda Online) - Kacaankii Soomaaliya waxaa uu dhacay October 21, 1969-kii, waxaa hor-kacayey Jaalle Mohamed Siyaad Barre iyo Golaha sare ee Kacaanka,  Kacdoonkan oo aanu dhiig...

Sannad walba waxaan u dabaal dagnaa 1-da Luulyo innaga oo kala qeybsan

Midowgii Waqooyi iyo Koonfurta Soomaaliya sanadii 1960-kii oo hadda laga joogo 58 sano wali waxaa socda in soomaalida  cadaw geedu doonayo in uu dhulkooda...

Sida ay isku shabahaan Soomaaliland iyo qisadii “dharka cusub ee boqorka”

Waxaa jirtay qiso uu waa horey qoray nin dalka Danmark u dhashay oo loogu magac daray ”dharka cusub ee boqorka”.  Qisada ayaa sida tan...

Halgankii xisbiga S.Y.L oo 75 sanno jirsaday: Aqriso taariikhdiisa billow illaa dhammaad

Cali Xasan Maslax(Berdura), waxaa uu ka mid ahaa 13-kii dhallinyaro ee aasaastay ururkii SYL, isagoo 80 jir ah ayuu 2002-dii Cabdi Caziz Gurbiye ugu waramay...

Daawo sawirro cusub oo muujinaaya meydka Cali Cabdalla Saalax

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynihii hore ee Yemen Cali Cabdalla Saalax ayaa lagu dilay magaalada Sanca, sida lagu sheegay raadiyaha wasaaradda arrimaha gudaha ee Xuthiyiinta.Telefishin...

Itoobiya: Heshiis iyo deris wanaag! (Khiyaanadii 1897 iyo wixii hadda ka dhacay Somalia)

Waxaan helay dikumiinti ay CIA diyaarisay 70 sanno ka hor oo ka sheekeynaya sida boqorkii Itoobiya Menelik uu ugu khiyaannay Talyaaniga iyo adduunka intiisa...

Xaaska Qalbi-dhagax, gabadhiisa, xildhibaanno Iyo aqoon-yahan cadaadis ku haya Villa Somalia

Baaqa Maamo Khadro Maxamed Cabdi  oo ah xaaska Qalbi-dhagax iyo Fartun Cabdikarim Muuse oo ah gabadhiisa ay dirayaan waa kii ugu dambeeyay baaqyo isdaba...

“DF waxa ay muwaadiniinta u gacan galineysaa cadowga hilba cunka ah ee aan arxanka laheyn” Waxaa yiri….

Muqdisho (Caasimada Online) - Iyadoo dowlada Federaalka ah ee Somalia ay qirtay in Sargaalka lagu magacaabo C/kariin Qalbi Dhagax lagu wareejiyay dowlada Ethiopia ayaa waxaa...

20 ka mid ah musharraxiinta oo wata baasaboorro shisheeye (Magacyada iyo dalalka)

February 8, 2017-ka, waxaa dalka ka dhaceysa doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah, 20 ka mid ah 24-ka murashax ee hadda taagan waxaa ay heystaan...

KALA BOOBOOBA BAAL II REEBA: Yaa Somalia gacanta ku dhigay?

Meesha maanta ay arrimuhu marayaaan waa meel aad khatar u ah oo dalkaani ku sugan yahay marxalada cinwaanka oo ah KALA BOOBOOBA EE BAAL...

Cumar Cabdirashiid oo is-eedeeyay

Somaliya waxay u dhammaatay maalintii dad uu ka mid yahay R/Wasaare Cumar C/rashiid ay xukuumad madax u naqdaan iyo qaar kale oo isaga ka...

Ergooyin u codeeyey xildhibaano oo la siiyey jeeg lacag oo bug ah (Labo magaalo ayay ka dhacday)

Muqdisho (Caasimada Online) - Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaraya magaalooyinka Jowhar iyo Cadaado ayaa sheegaya in Xildhibaanada labada Aqal ee halkaasi lagu...

Warbixin + Sawirro: Qareenada Somalia oo ka daba tagey beentii Kenya soona bandhigay dood cajiib ahayd

Hague (Caasimada Online) - Qareennada Soomaaliya ayaa maanta maxkamadda cadaaladda adduunka ka horjeediyay hadallo cad cad, kalsooni iyo caddeymo adag ay ka muuqdaan, iyagoo...

Turkey’s growing soft power at display in Somalia

By Liban Obsiye*The writer is the Chief Policy Coordinator of the Ministry of Finance of Somalia and a former senior adviser at the Ministry...