nisa: - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Taliye ku-xigeenkii hore ee NISA: “7-da xubnood waa qorshe la isaga horkeenayo shacabka Muqdisho”

Muqdisho (Caasimada Online) - Taliye xigeenkii hore ee hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ee NISA Ismaaciil Daahir Cusmaan ayaa ka hadlay arinta...

NISA: Hay’ad qaran, mise hay’ad dhaqameed? (Q.6)

Qeybtii 6-aad Halkan ka aqriso qeybihii hore Inta aan u gudbin taxanaha qaraalladayda la xiriira cinwaanka kor ku xusan, waxaan garowasaday inaad ka jawaabo su’aal...

NISA: Hay’ad qaran, mise hay’ad dhaqamed? (Q.5)

Qaybta 5-aad, Halkan ka aqri qeybtii hore Haddii lala kulmo musiibo, waxaa habbon in ka hortaggeeda lagu saleeyo dhowr marxaladood (phases) oo kala horreeya. Tallabada...

NISA: Hay’ad qaran, mise hay’ad dhaqameed? (Q.4)

Qaybta 4-aad. Halkan ka aqri qeybihii hore Waxaa halkan si xushmad ku dheehan tahay u qirayaa in, kaddib markii aan bilaabay taxanaha qoraaalladaydii la xiriiray...

NISA: Hay’ad qaran, mise hay’ad dhaqameed? (Q.3)

Qaybta 3-aad, halkan ka aqri qeybtii 2-aad Intaan u gudbin qaybtii 3aad ee taxanaha qaraalkayga, waxaa ila habboonaatay inaan talo ku darsado khaladaad aan la...

NISA: Hay’ad qaran, mise hay’ad dhaqameed? (Q.2)

Qaybta 2-aad, halkan ka aqri qeybtii 1-aad Waxaan ka cudur daaranayaa in layga raali noqdo haddii ay dhacdo inaan hilmaam darteed soo qaadin qodobbo dhici...

Fashilka haysta hay’adda NISA: Taliyeyaal kor socod ah (Warbixin)

Hey`ada Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed ayaa iyadu mareysa heerkii ugu hooseeyey abid iyadoo ay bari ahaan jirtay mid kamid ah Sirdoonada Afrika ugu...

NISA oo sharci noqotay – Afar arrin oo uu ka dhigan yahay sharciga la meel-mariyey

Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Isniintii ansixiyay Sharciga Hay'adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), kaasi oo ay horay usoo ansixiyeen...

Akhriso: Liiska magacyada xubnaha uu magacaabay Xasan iyo beelo iska waayey

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha cusub ee mar labaad la doortay Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddada toddobaadka ah ee uu xafiiska joogo, tan iyo...

Guddiga dhex-dhexaadinta Farmaajo iyo Rooble oo saddex qodob soo jeediyey

Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa weli xarunta Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ka socdo wada-hadallo xasaasi ah oo lagu dhex-dhexaadinayo madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday...

Wafdigii Sacuudiga aaday oo su’aal yaab leh abuuray: Maxaa loogu diiday hal qof oo Hawiye ah?

Riyadh (Caasimada Online) - Wasiiradii ugu badnaa ee ka socda dowladda federaalka ayaa arbacadii u ambabaxay boqotooyada Sacuudi Carabiya si ay dowladda Sacuudiga ula saxiixdeen heshiisyo mashaariic...

Muxuu Fahad Yaasiin ka yiri qorshaha Villada ee wax ka beddelka dastuurka?

Doha (Caasimada Online) – Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranke ee (NISA) Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa maanta qoraal kasoo saaray qorshaha...