qarniga - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Aqalka Sare ee BF oo ka hor-yimid ‘Heshiiska Qarniga ee uu Trump ku dhowaaqay

Muqdisho (Caasimadda Online) - Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  ayaa soo saaray Qaraar ka dhan ah heshiiska Qarniga ee caasimada Qudus uu...

Donald TRUMP oo si rasmi ah u shaaciyey ‘Heshiiska Qarniga’ ee Israel & Falastiin

Washington (Caasimada Online) - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaaca ka qaaday qorshihiisa muddada la sugayey ee nabadda Bariga Dhexe, wuxuuna ballan-qaaday in Qudus...

Khiyaanada Qarniga: Sida Mareylkanka & Imaaraatka ay khaarijinta Jabuuti isula qorsheeyeen (Qeybti 5-aad)

Halkan ka aqri qeybihii hore. Xilligaas nidaamka Asiyaas Afawarqe waxa uu ahaa mid aad u danaynayay isu soo dhowaanshaha Maraykanka, waxa uuna wax gashaday in...

Khiyaanada Qarniga: Sida Mareylkanka & Imaaraatka ay khaarijinta Jabuuti isula qorsheeyeen (Qeybti 4-aad)

Halkan ka aqri qeybihii hore. Maalgashiga Imaaraad ee Barbara markii hore waxa uu u muuqday in ujeedkiisa ugu wayni uu yahay in ay Abu Dabey...

Taariikhda xiriirka Soomaali iyo OROMO: Duullaankii Oromo ee qarniga 16-aad

Qeybtii 2-aad: Halkan ka aqri qeybtii 1-aad Musdanbeed “The Adal Sultanate stretching from Cape Guardafui to Hadiya was taken over by the expanding Ifat Kingdom with...

Khiyaanada Qarniga: Sida Mareylkanka & Imaaraatka ay khaarijinta Jabuuti isula qorsheeyeen (Qeybti 3-aad)

Halkan ka aqriso qeybihii hore - Laakiin Geelle ayaa haddana ugu dambayn guulaystay, sidiisii laysla yaqaannayna ku guulaystay, taas oo ka dhigtay xiriirkii Jabuuti...

Khiyaanada Qarniga: Sida Mareylkanka & Imaaraatka ay khaarijinta Jabuuti isula qorsheeyeen (Qeybti 2-aad)

Qeybtii 1-aad halkan ka aqri: Marka waxaa muuqata in dheesha martigalinta ciidamada ay u macaanaatey Geelle oo billaabay sanadkii 2009-kii in Japan uu siiyo saldhig...

Khiyaanada Qarniga: Sida Mareylkanka & Imaaraatka ay khaarijinta Jabuuti isula qorsheeyeen (Warbixin)

Ma badna in Wasiirrada arrimaha dibaddu ay dhawrsanaanta diblomaasiyadda ka tagaan, xitaa marka ay ku jiraan fadhiyo albaabadu u xiran yihiin, laakiin Wasiirka Arrimaha...

Qiyaanadii qarniga: In DF Soomaaliya ay iibisay badda, ha kuugu caddaato documents-kan

Muqdisho (Caasimada Online) - Boobka Kenya ee badda Soomaaliya, waxaa soo billaabay Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur, oo dowladda Kenya la saxiixday heshiis is-afargard,...

Cali Yare oo jawaab cajiib ah ka bixiyey hadalkii Muuse Biixi ee dilka Cabdinaasir Dahable

Muqdisho (Caasimada Online) – Gudddoomiye ku-xigeenkii hore ee amniga iyo siyaasadda ee gobolka Banaadir, Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) ayaa si yaab leh uga...

Erdogan oo war culus kaga dhowaaqay dalka Greece

Athens (Caasimada Online) - Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan, ayaa Khamiistii ballan qaaday inuu "waa cusub" u furayo xiriirka taariikhiga ah ee dalka ay xifaaltamaan...

Xildhibaan shaaciyay in Al-Shabaab ay $2 milyan ku bixisay xilka qaadista Jayte

Muqdisho (Caasimada Online) - Xidlhibaan Maxamed Cabduqaadir oo kamid ah xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya, isla-markaana kasoo jeedo Hiiraan ayaa ayaa si adag uga hadlay...

SOMALILAND oo go’aan ka gaartay arrin ka dhalatay DAGAALKA Laascaanood

Hargeysa (Caasimada Online) - Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horeysay go'aan ka gaartay ardayda markii hore wax ka baran jirtay magaalada Laascaanood iyo degmooyinka...

Xasan oo Villa Somalia ku qabtay shirka golaha dhaqaalaha qaranka, oo lagu meel-mariyay…

Muqdisho (Caasimada Online) – Shir heerka sare oo Golaha Dhaqaalaha Qaranka ayaa maanta ka qabsoomay xarunta Madaxtooyada Qaranka, kaasi oo uu shir-guddoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Sawirro: Soomaaliya iyo Ethiopia oo heshiis cusub ku saxiixday Addis Ababa

Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa maanta heshiiska adeega Hawada (ASA) ee labada dal ku kala saxiixday magaalada Addis...

Kim Jong Un oo shaaciyey arrin dunida cabsi gelisay

Seoul (Caasimada Online) - Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa sheegay in goolkiisa u danbeeya uu yahay in uu yeesho awoodda ugu badan...

Soomaaliya oo la sheegay in afartii ilbiriqi ee kasta inuu hal qof gaajo u dhinto

Muqdisho (Caasimada Online) - Hal qof ayaa lagu qiyaasay in uu gaajo u dhimanayo afartii ilbiriqsi kasta dalal ay Soomaaliya ka mid tahay, iyada...

Danaha silloon ee Maraykanka uu Soomaaliya ka leeyahay

Maalin dhawayd wuxuu la-taliyaha xagga amniga Xuseen Sheekh ee madaxwayne Xasan Sheekh dulsaarnaa Markab ciidamada badda ee Maraykanka oo Muqdisho u soo dhawaaday. Runtii...

Qorshaha Xasan ee dastuurka oo noqday laba daran mid dooro iyo midka Soomaaliya u roon

Muqdisho (Caasimada Online) – Sabtida soo aadan oo bishu tahay 30, baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod u qaadi doono ansixinta afarta cutub ee ugu horreysa...