Al-Shabaab oo soo rartay xaruntii canshuur qaadista ganacsatada dekeda Xamar

Muqdisho (Caasimada Online) – Xarakada Al-Shabaab ayaa aad magaalada Muqdisho ugu soo dhoweysay xarunta ay canshuurta uga qaaddo ganacsatada dekedda magaalada Muqdisho, sida ay ogaatay Caasimada Online. Ganacsatadan oo markii horre loogu yeeri jiray lacagtana looga qaadi jiray deegaanka Mubarak ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa hadda lacagta looga qaadaa deegaanka Ceelsha Biyaha oo aad ugu … Continue reading Al-Shabaab oo soo rartay xaruntii canshuur qaadista ganacsatada dekeda Xamar