Sawirro: Axmed Madoobe oo is mooda XASAN!!

Muqdisho (Caasimada Online) – Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kulan kula qaatay wakiilka Mareykanka u qaabilsan dalka Somalia David H. Kaeupe.

Wakiilka ayaa waxaa kulanka ku wehlinaayay diplumaasiyiin ka howlgasha Safaarada Mareykanka ee Magaalada Nairobi.
Kulanka David H. Kaeupe iyo Axmed Madoobe ayaa salka ku hayay Arrimaha amniga, garabsiinta maamulka iyo in Mareykanka uu ka qeybqaato dhismaha Ciidamada Maamulka.

David H. Kaeupe ayaa soo dhaweeyay waxa uuna sheegay in waxbadan ay ka badeli doonaan xiriirka kala dhexeeya Maamulka Jubba, waxa uuna ballanqaaday inay ka caawin doonaan la dagaalanka Maleeshiyada Al-shabaab.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA
1

2

3

4

5

6

7

8

9