Omar Mohamed Mohamoud
DEG DEG: Jaamac oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka
Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa goordhow loo doortay guddoomiyaha rasmiga ah ee Golaha Shacabka, kadib doorasho ka dhacday xarunta...
Sawirro: Ciidamada Itoobiya oo wareejiyay saldhiggoodii magaalada…
Buurhakaba (Caasimada Online) - Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM ee Soomaaliya ayaa 8-dii bishan si rasmi ah u...
Somalia iyo QM oo ka wada-hadlay arrin xasaasi ah si loo ilaaliyo…
Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa Axaddii ku qaabilay xafiiskiisa Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada...
Wararkii ugu dambeeyay doorashada guddoomiyaha BF
Muqdisho (Caasimada Online) - Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah ka dhaceysa Muqdisho, sida uu horay jadwal ugu shaaciyay guddiga...
Saciid Deni oo ku dhowaaqay in uusan mar kale is-sharxi doonin balse uu dhisi doono…
Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay si cad u sheegay in uusan mar saddexaad isu sharixi doonin...
Iiraan oo heshay fursad ay ciidamada Mareykanka uga mamnuucdo Gacanka Faaris
Tehran (Caasimada Online) – Iran ayaa ku hanjabtay inay maraakiibta dagaalka ee ciidamada badda Mareykanka ka mamnuuci doonto inay maraan marin-biyoodka Hormuz, iyadoo arrintaas...
Soomaali loo qabtay toogasho iyo dil ka dhacay meel u dhow xarunta ICE ee Portland
Portland (Caasimada Online) – Booliska magaalada Portland ee gobolka Oregon ayaa gacanta ku dhigay Mahmoud Said Ali, oo 42 jir ah, kaas oo loo...
Xamza oo caawa kulan xasaasi ah la yeeshay Farmaajo + Ujeedka
Muqdisho (Caasimada Online) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa caawa booqasho ugu tegay Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo haatan ku...
Join our community of SUBSCRIBERS and be part of the conversation.
To subscribe, simply enter your email address on our website or click the subscribe button below. Don't worry, we respect your privacy and won't spam your inbox. Your information is safe with us.

