Ali Muhiyaddiin
Daawo: Deni oo si kulul uga hadlay xiisadda Sanaag iyo dhismaha SSC-Khaatumo
Qardho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawiishta Puntland, isagoo si adag...
Ciidamada DF oo dib ula wareegay Moqokori, Deni iyo Rooble oo ka hadlay dagaalka
Moqokori (Caasimada Online) - Ciidamada Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa caawa dib ula wareegay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, halkaas oo dagaal culus...
Villa Somalia oo shaacisay arrimaha lagu gaaray kulanka Xasan iyo Al-Sisi + Sawirro
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay qasriga Al-calamayn, dhiggiisa Jamhuuriyadda Carabeed ee Masar, Cabdulfataax...
Xasan Sheekh oo ku dhacay dabinka Masar iyo Al-Sisi oo u hanjabay Abiy
Qaahira (Caasimada Online) – Madaxweynaha Masar, Cabdulfataax Al-Sisi oo maanta shir jaraa’id wada qabteen Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag uga hadlay...
Sawirro: Axmed Madoobe oo maanta u tegay ciidamada dagaalka ku jira
Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta booqasho dhiiri-gelin ah ugu tagay Ciidamada Gurmad Qaran ee Hay’adda...
Shaqsiyaad ka soo jeeda K/Galbeed oo laga sii daayay xabsiga Gaalkacyo kadib markii…
Gaalkacyo (Caasimada Online) – Shaqsiyaad kasoo jeeda Koonfur Galbeed ayaa laga sii daayay xabsiga magaalada Gaalkacyo, kadib dadaallo guuleystay oo ay iska kaashadeen waxgarad...
Wararkii ugu dambeeyay dagaalka ka socda Moqokori iyo Al-Shabaab oo…
Moqokori (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayo gudaha degmada Moqokori ee gobolkaasi,...
Puntland oo ku dhawaaqday is-difaacid ka dhan ah Villa Somalia
Garoowe (Caasimada Online) - Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntand ayaa ku dhowaaqay is-difaacid ka dhan ah Villa Somalia, kadib markii xiisad culus oo u dhexeysa...
Join our community of SUBSCRIBERS and be part of the conversation.
To subscribe, simply enter your email address on our website or click the subscribe button below. Don't worry, we respect your privacy and won't spam your inbox. Your information is safe with us.