Beelaha Murusade iyo Habar-gidir oo dhigay gogol lagu taageerayo dowladda

Muqdisho (Caasimadda Online) – Waxaa Hotel ku yaal Magaalada Muqdisho ka socdo kulan xasaasi ah oo ku dhaxeeyo beelaha Murusade iyo Habargidir. Beesha Murusude ayaa gogol u dhigatay Beesha Habargidir, waxayna ka wada hadli doonaan qodobo xasaasi ah oo ku saabsan xaaladda Siyaasadda Soomaaliya, maadaama labadaan beel dhawaanahaan mugdi soo kala galay. Beesha Murusade ayaa … Continue reading Beelaha Murusade iyo Habar-gidir oo dhigay gogol lagu taageerayo dowladda