Uganda oo qirtay in qaar ka mid ah askarteeda ay u gacan galeen Al-Shabaab + Tirada
Muqdisho (Caasimada Online) - Militariga Uganda ayaa markii u horeysay qiray in qaar kamid ah askartooda ay u gacan galeen kooxda Al-Shabaab kadib weerarki...