Arag sawirro: Al-Shabaab oo soo bandhigtay diyaarad ay qabsatay

Muqdisho (Caasimada Online) – Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa soo bandhigay diyaarad nooca waxbasaasta ee loo yaqaan Drones-ka taa oo maalinimadii shalay kusoo dhacday duleedka degmada Afgooye ee gobalka Shabeelaha hoose.

Maleeshiyadaani ayaa diyaarad kusoo bandhigtay fagaare ku yaalla degmada Afgooye waxaana usoo daabasho tagay dad taageera maleeshiyada Al-shabaab oo deegaankaasi ku nool.

Maleeshiyada ayaa diyaarada ka furtay dhammaan kaamiradihii ku xirnaa waxa ayna dadka u sheegen inay ku sameyn doonaan baaritaan.

diyaarad1

diyaarad2

diyaarad3

diyaarad4

diyaarad5

diyaarad6

diyaarad7

diyaarad8

diyaarad9

diyaarad10

diyaarad11

diyaarad12