30.9 C
Mogadishu
Wednesday, May 27, 2026

Dhageyso: Canug ku dhashay Baydhaba oo durba hadlay sheegayna mucjiso…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Baydhaba (Caasimada Online) – War lagu faafiyay baraha bulshada ayaa sheegaya in wiil ku dhashay magaalada Baydhaba oo shalay la dhalay uu hadlay.

Wiilkan ayaa la sheegay inuu hadlkiisu ahaa “Musiibo ayaa soo socota” oo saddex jeer dhahay kadibna uu dhintay, iyadoo uu faray dadka inay akhristaan 77 suuratul Ikhlaas.

Hadaladda noocan ay ayaa mar waliba soo baxa iyagoo ah kuwo dadka marba loo soo alifo oo markii la baarana la waayo meel ay sal ku leeyihiin.

[su_audio url=”http://caasimadda.net/wp-content/uploads/2016/11/AUDIO_18313A-595CBD-4570B1-E382FA-8EA182-A0C96E.mp3″]

Caasimada Online
Xafiiska Baydhaba
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News