Daawo Sawirada meydadka Maleeshiyaadkii weeraray Hoteel Saxafi oo ku labisan dareeska Ciidamada Burundi

Muqdisho (Caasimada Online)-Caasimada Online ayaa goordhow heshay sawirada Maleeshiyaadkii Al-shabaab ee weerarka ku qaaday Hoteel Saxafi ee Magaalada Muqdisho.

Maleeshiyaadka weerarka qaaday ayaa ka koobneyd 7 oo laba kamid ah ay is qarxiyeen, halka 5-ta soo hartay lagu dhex dilay gudaha Hoteelka xili uu socday howlgalka Hoteelka.

Muuqaalka Meydadkaani ayaa waxaa ka muuqda burbur aad moodo in loo adeegsaday hub culus, halka qaarkoodna laga toogtay madaxa, waxa ayna dhalinyaradaasi ku labisnaayen dareeska Ciidamada Burundi ee AMISOM.
HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
1

2

3

4

5

6

7