475763925_972285281667285_6243438801833981958_n

Xog: Madaxweyne Xasan oo billaabay la-macaamilka Trump

Washigton (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si firfircoon ugu hawlan sidii uu xiriir dhow ula yeelan lahaa maamulka Madaxweynaha Maraykanka...