93f86bb0-ef53-11ef-a319-fb4e7360c4ec.jpg

Minnesota: Saalim Saciid iyo Aimee Bock oo lagu helay xatooyo la xiriirta $250 milyan

Minneapolis (Caasimada Online) - Xeer-beegti ayaa xukun ku riday Aimee Bock iyo Salim Said oo lagu helay dhammaan dambiyada lagu soo oogay, kadib markii...