Majeerteenka Minnesota oo aflagaado iyo been abuur ku hortaagan maatneynta Muqdisho iyo Saint Paul + Video

St. Paul (Caasimada Online) – Qorshe la doonayo in Iagu mataaneyo magaalooyinka Muqdisho iyo magaalada Saint Paul ee caasimadda gobolka Minnesota ayaa waxaa caqabad ku noqday jaaliyadda beesha Majeerteen ee Minneapolis iyo Saint Paul, sida uu baahiyey taleefishinka Fox 9. Imaam Xasan Maxamuud iyo Qaasim Busuri oo matala laba ka mid ah afarta masjid ee … Continue reading Majeerteenka Minnesota oo aflagaado iyo been abuur ku hortaagan maatneynta Muqdisho iyo Saint Paul + Video