Midowga Yurub oo ka hor-yimid xukunadii dil ee ay Somaliland shalay fulisay

Hargeysa (Caasimada Online) ―  Midowga Yurub ayaa si adag uga hor-yimid xukuno dil ah oo shalay ay fulisay Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi. Nicolas Berlanga Martinez, Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya ayaa war ka soo saaray xukunadii dilka ahaa ee ay Somaliland ku fulisay Lix maxbuus oo ku xirnaa xabsiga weyn … Continue reading Midowga Yurub oo ka hor-yimid xukunadii dil ee ay Somaliland shalay fulisay