481086768_1145077844325487_4486669127551644688_n

Farmaajo muxuu ka yiri qaraxii shalay Muqdisho lagula beegsaday kolanyada Xasan?

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee dalka, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa cambaareeyay qaraxii shalay lala beegsaday Kolonyada Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Farmaajo ayaa...