qarniga - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Sawirro: Muxuu yahay shirka ay wasiir Khadiija uga qeyb-galeyso dalka Talyaaniga?

Cernobbio (Caasimada Online) - Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Soomaaliya Khadiija Maxamed Almakhzoumi ayaa ka qeyb galeysa Madasha 48-aad ee “Intelligence on the World,...

Magacyada xubnaha UPD ee la filayo inay xukuumadda kamid noqdaan iyo xilalka

Muqdisho ( Caasimada Online) - Halganka loogu jiro kamid noqoshada xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa ka socda caasimadda. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dalka dib...

Fahad oo Mahad Salaad ku eedeeyey isku dayga dil ee ra’iisul wasaare iyo shan kiis oo kale oo xasaasi ah (Daawo)

Muqdisho (Caasimada Online) - Taliyihii hore ee hey'adda Nabad-Sugidda iyo sirdoonka qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa taliyaha cusub ee hay'adaas Mahad Salaad ku...

JUXA oo shaaciyey afar caqabad oo Deni sugaya kadib ku laabashadiisa Puntland

Garoowe (Caasimada Online) - Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa dib ugu laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda maamulkaas kadib markii uu kaalinta seddexaad...

QATAR: DAL aad u yar oo adduunka ka yaabiyey

Hordhac Qatar, waa wadan bulsho ahaan iyo balac ahaanba aad u yar balse galaan-gal dhaqaale iyo mid siyaasadeed oo aad loola fajacay kuyeeshay aduunka 20-kii...

Xildhibaan Fiqi: Teendhada Afisyoone sideedii hore looguma noqon karo!

Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug, Axmed Macalin Fiqi oo sidoo kale ah mudane ka tirsan golaha shacabka ayaa su'aal ka keenay...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii dalka Syria oo geeriyooday

Muqdisho (Caasimada Online) - Ra'iisul wasaare ku xigeenkii dowladda Syria, ahna wasiirkii arimaha dibadda iyo qurba joogta ee dalkaasi, Dr. Waliid Al-Mucallim ayaa geeriyooday,...

Maxaa iska beddali doona go’aankii Trump uu Qudus ugu aqoonsaday caasimada Israel haddii laga guuleysto?

Riyadh (Caasimada Online) - Mas'uul hore uga tirsanaa dowladda Sacuudiga ayaa saadaaliyay ineysan waxba iska badali doonin go'aankii uu Donald Trump ku ogolaaday inuu...

Danaha heer qaran & shaqsi ee heshiiska dhex-maray Israel iyo dowladaha Carabta

Guud-mar Tan iyo markii Donald Trump uu lawareegay talada dalka Mareykanka, waxaa isbadal laga dareemay xiriirka siyaasada arrimaha dibadda ee dalkaas gaar ahaan dunida...

Seynab Baxsan: ‘Qiimo ma arag’ – Calool-xumadii ay la god gashay hoboladeenii

Seynab Xaaji Cali Baxsan waxay sannadkii 1935-kii ku dhalatay deegaanka Baabuli ee dhulkii Soomaaliyeed ee loo yaqaannay Hawdka, oo hadda loo garanayo Deegaanka Soomaalida...

Senator Mashruuc oo su’aal ka keenay sharciyadda manhajka DF Soomaaliya

Muqdisho (Caasimada Online) - Senetor Maxamuud Axmed Maxamuud (Mashruuc)oo ka tirsan golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in imtixaankii shahaadiga ahaa ee...

Masar oo abuureysa xulufo cusub oo ka dhan ah Turkey

Qaahira (Caasimada Online0 - Masar ayaa taageero ka raadineysa dalal carbeed oo deris la ah, oo ay ku jiraan Jordan iyo Maamulka Falastiin, si...

Madax Carbeed oo Israel u sameeyey ballan-qaad yaab leh oo la xiriira qorshaha ay ku goosaneyso D/Galbeed

Qaahira (Caasimada Online) - Saraakiil derajadoodu sarreyso oo ka tirsan dowladaha Sacuudiga, Masar, iyo wadamo kale oo gacanka ku yaalla, ayaa dhiggooda Israel u...

Madaxda Israel oo ku kala qaybsamay qorsha ay ku goosanayaan D/Galbeed

Tel Aviv (Caasimada Online) – Ninka ay xulifo wadaagga yihiin Ra’iisul Wasaaraha Isra’iil Binjamin Netanyahu ee Benny Gantz ayaa u muuqda in uu hoos u dhigayo...

Sacuudiga iyo Israel oo leh wada-hadallo sir ah oo ku saabsan Masjidka Al-Aqsa

Qudus (Caasimada Online) - Sacuudiga iyo Israel ayaa billaabay kulamo qarsoodi ah bishii December ee sanadkii lasoo dhaafay, kuwaas oo ku saabsan sidii Sacuudiga...

Sacuudiga oo bilaabay olole loogu magac daray: ‘Falastiin ma ahan qadiyadayda’

Riyadh (Caasimada Online) - Twitter-ka waxaa ka billowday olole looga soo horjeedo Fatastiin oo loogu magac daray “Falastiin ma ahan qadiyadayda", kaasi oo dad...

Culimada ISLAAMKA oo ku baaqay in laga hor-tago qorshe ay dooneyso Israel

Doha (Caasimada Online) - Ururka caalamiga ah ee midowga culimada Muslimiinta, International Union for Muslim Scholars (IUMS) ayaa maanta ku baaqay in dhammaan dunida...

Pompeo oo Netanyahu siiyey go’aanka Mareykanka ee ku aadan ku darsashada Israel ee dhulka Daanta Galbeed

Qudus (Caasimada Online) - Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka, Mike Pompeo ayaa ogolaansho siiyey Israel, si ay u goosato oo ay ugu darsato qeybo ka...

Mareykanka oo 3 qodob ka dalbaday Israel kahor inta aysan ku darsan D/Galbeed

Qudus (Caasimada Online) - Maraykanku waxaa uu diyaar yahay in uu Daanta Galbeed u aqoonsando dhul ay leedahay Isrell todobaadyadda soo socda, sida uu...

Trump oo shuruud ku xiray ku darsashada ISRAEL ee dhulka DAANTA GALBEED

Washigton (Caasimada Online) - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa u sheegay ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu inuu wada aqbalo ama ka wada tago “qorshaha...

Qorshaha Xasan ee dastuurka oo noqday laba daran mid dooro iyo midka dalka u roon

Muqdisho (Caasimada Online) – Sabtida soo aadan oo bishu tahay 30, baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod u qaadi doono ansixinta afarta cutub ee ugu horreysa...