qarniga - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Mareykanka oo 3 qodob ka dalbaday Israel kahor inta aysan ku darsan D/Galbeed

Qudus (Caasimada Online) - Maraykanku waxaa uu diyaar yahay in uu Daanta Galbeed u aqoonsando dhul ay leedahay Isrell todobaadyadda soo socda, sida uu...

Trump oo shuruud ku xiray ku darsashada ISRAEL ee dhulka DAANTA GALBEED

Washigton (Caasimada Online) - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa u sheegay ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu inuu wada aqbalo ama ka wada tago “qorshaha...

Dowladda Mareykanka oo aqoonsatay ku-darsashada Israel ee Daanta Galbeed

Washington (Caasimada Online) - Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Mareykanka ay u diyaar garoobeyso iney aqoonsato...

Ururka Midowga Yurub oo dal u aqoonsanaya Falastiin

Brussels (Caasimada Online) - Dalalka xubnaha ka ah Midowga Yurub ayaa lagu wadaa inay dal u aqoonsadaan Falastiin, kadib hindise uu soo gudbiyey dalka...

Qaban-qaabada kulanka taariikhiga ee Mohamed Bin Salmaan iyo Netanyahu

Qaahira (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa isku dayeysa inay kulan ka dhacaya magaalada Qaahira horaanta bisha March isugu keento ra’iisul wasaraaha Israel Benjamin...

Erdogan oo shaaciyey 4 dal oo Carab ah oo qeyb ka ah shirqhool ka dhan ah Qudus

Ankara (Caasimada Online) - Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa ku eedeeyey qaar ka mid ah dalalka Carabta inay taageerayaan qorshaha Bariga Dhexe ee uu...

Israel oo qorshaha Trump uga faa’iideysanaysa arrin ay muddo ku taameysay

Tel Aviv (Caasimada Online) - Wasiirka difaaca mayalka adag ee Israel ayaa Arbacadii ku baaqay in Israel ay si rasmi ah qeyb ka mid...

Dowladda Soomaaliya oo qunsuliyado ka furaneysa magaalooyinka Mareykanka

Washington (Caasimada Online) - Dowladda Soomaaliya ayaa qorsheyneysa in ay qunsulyaddo ka furato qaar kamid ah magaalooyinka Mareykanka, sidda uu ka dhawaajiyey safiirka waddanka...

‘Soomaaliya waxay noqon kartaa sida Texas oo kale’

Houston (Caasimada Online) - Wasiirka batroolka iyo macdanta Soomaaliya, Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa faallo uu ku qoray wargeyska Houston Chronicle ee kasoo baxa magaalada...

Maxamed Bin Salmaan oo ballan-qaaday aqoonsiga Israel, haddii Mareykanka ay hal arrin u sameeyaan

Riyadh (Caasimadda Online) - Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga Mohammed bin Salmaan ayaa wacad ku maray inuu aqoonsan doono isla markaana caadi ka dhigi doono...

“Doorashooyinku in ay xiligooda ku qabsooman waa danta Somaliland”

Dawladnimadu waa dan mideysa dal Iyo dad meelwada dagan iyo wax ay umadi wada leedahay , lagumana dhiso xoog, xadhig Iyo xiniinyo taabad ee...

DF oo war kasoo saartay xiisadda ka taagan Hiiraan iyo dagaalladii Beledweyne

Muqdisho (Caasimada Online) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay xiisadda ka taagan deegaanada gobolka Hiiraan iyo dagaaladii shalay ka dhacay duleedka magaalada Beledweyne. Wasiir...

Boqortooyada Sacuudiga oo xannibaad dhaqaale dul saartay Falastiiniyiinta

Riyadh (Caasimada Online) - Wax ka yar toddobaad kadib markii Sacuudiga ay xireen 60 qof oo isugu jira Sacuudiyaan iyo Falastiiniyiin taageera kooxda Xamas,...

JARED KUSHNER oo dadka Falastiiniyiinta aflagaadeeyey

Washington (Caasimada Online) - La-taliyaha sare ee Aqalka Cad ee Mareykanka ahna wiilka qaba gabadha madaxweyne Donald Trump, Jared Kushner ayaa aflgaadeeyey Falastiiniyiinta, isaga...

Dagaalka Sacuudiga ee Xamas: 60 qof oo la xiray iyo xayiraad la saaray Gaza

Riyadh (Caasimada Online) - Mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa xiray in ka badan 60 qof oo isugu jira Falastiiniyiin iyo Sacuudiyaan kuwaas oo lagu eedeeyey inay...

Imaaraadka oo la ogaaday inuu soo hindisay qorshaha Qudus lagu wareejinayo

New York (Caasimadda Online) - Wargeyska New York Times  ayaa kashifay in Boqorka Dalka Imaaraadka Carabta Maxamed Bin Zaid uu ahaa qofkii ugu horreeyey...

Halka caasimadda Falastiin loo qorsheeyey marka laga wareego Qudus (Aqriso)

Qudus (Caasimadda Online) - Illo wareed ka tirsan Israa'iil oo heer sare ah ayaa xaqiijiyey in Caasimadda Falastiin ay noqon doonto Abu Dis sida...

Khariidaddii Itoobiya: Ma sir fakatay mise qalad dhacay?

Sabtidii la soo dhaafay, taarikhduna ahayd: 25/5/2019, waxaa baraha bulshada ay Soomaalidu adeegsato hareeyay, guux dhawaqiisu gaaray meelo fog, aragtiyaduna ku kala qaybsameen. Kaasi...

Kaddib gefka ITOOBIYA ee khariidada, aqriso loolanka taariikhiga ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya

Arrinta shalay soo baxday ee ah in Itoobiyaanka ay khariidada Afrika ka saaraan Soomaaliya, kuna daraan dhulkooda waxaa ay adkeyneysaa shaki hore oo jiray,...

Qodobada heshiiska lagu baabi’inayo Falastiin oo si sir ah loo helay (Aqriso)

Qudus (Caasimadda Online) - Wargeys Isra’iil laga leeyahay ayaa soo daabacay heshiis si xatooyo ah loo helay oo dhex maray Mareekanka iyo Israa’iil kaasi...

Muqdisho oo u baahan is-beddel maamul oo deg deg ah afar arrin dartood

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho waa meesha laga qiimeeyo dowlad kasta oo fadhisa Villa Somalia. Amniga, dhaqaalaha, jaceylka bulshada iyo adeegyada dowladnimadaba waxay...