qarniga - search results

If you're not happy with the results, please do another search

Bin Salman oo $10 bilyan ku yaboohay qorshe yaab leh oo ka dhan ah Qudus

Ramallah (Caasimada Online) - Dowladda Sacuudiga ayaa madaxweynaha maamulka Falastiin Mahmoud Abbas u yaboohay 10 bilyan oo dollar si uu aqbalo qorshaha Mareykanka ee...

Faallo: Xil-sidashadii iyo xil-sugashadii Xasan Shiikh iyo xanjafintii Febraayo (Q. 1-aad)

HORDHAC Maqaalkaan waxaan oga hadli doonaa xil-sidashaddii Madaxwayne Xasan Sh Maxamuud 2012-2016 anagoo ka fiirin doonna tilaabooyin kii sii siyaasadda iyo hagitaanka masiirka umadda iyo...

Xog-warran: Damacii hore ee Itoobiya & dalbashada badda Soomaalida (Aqri)

Beri hore waxaa jiray Taariikhda Geeska Afrika ayay ku qeexantahay damaca laxaadka leh ee Itobiya u hayso Badda iyo Barriga Soomaalida. Hadal uu barta Twitarka...

Maxamed Bin Salmaan oo sabab yaab leh uga codsaday Israel inay weerarto Gaza

Riyadh (Caasimada Online) - Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa isku dayeye inuu ka dhaadhiciyo ra’iisul wasaaraha Israel, Benjamin Natenyahu inuu dagaal ku qaado...

IRAN oo arrin yaab leh la xiriirisay dilka Khashoggi

Tehran (Caasimada Online) - Madaxweyne Xasan Rouhani ayaa sheegay inaysan Sacuudiga khaarijin laheyn Suxufigaasi Jamal Khashoggi iyadoo aan badbaadin ka heysan Saraakiil ku sugan Mareykanka,...

Amiir Sacuudiyaan ah oo bixiyey xog Sacuudig ka qariyeen dilka Khashoggi

Frankfurt (Caasimada Online) - Amiir Sacuudiyaan ah oo fallaagoobay, Khalid Bin Farhan Al-Saud ayaa shaaca ka qaaday xog xasaasi ah oo ku saabsan dilka...

Sacuudiga oo dhaqaalaha ka jaray dadka Qudus kadib markii ay diideen qorshaha loogu wareejinayo Yahuuda

Qudus (Caasimada Online) - Dowladda Sacuudiga ayaa cadaadis xooggan iyo dhibaato cusub ku biirisay caqabadaha ay wajahayaan dadka degan magaalada barakeysan ee Qudus ee...

Yuusuf Garaad oo qoraal cajiib ah ka sameeyey falkii lagu gubay Axmed Dowlo

Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirkii hore Arrimaha Dibedda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa si kulul uga hadlay falkii bahalnimada ahaa ee toddobaadkii hore qaab...

Khilaaf xoogan oo ka dhex qarxay QOYSKA maamula boqortooyada Sacuudiga

Riyadh (Caasimada Online) - Khilaaf xooggan oo ka dhex-qarxay qoyska boqortooyada Sacuudiga ayaa halis ku noqday qorshihii la doonayey in lagu casriyeeyo dalkaas, sida...

Taariikhda xiriirka Soomaali iyo Oromo (Qeybtii 1-aad)

I- Hordhac Soomaali iyo Oromo waxay ka wada tirsan yihiin Kuushiga Bari, oo ay isla sii yihiin Kuushiga Bari ee Dhul-hoosaadka (KBH) marka la barbardhigo...

Abukar Arman: Isbaddalka loo bogay lagana daba dhacay ee Geeska Afrika

Isbaddalka siyaasadeed ee ka hanaqaaday Geeska Afrika waa mid la dhihi karo waa filanwaagii aan la saadaalin ee qarnigan 21aad illaa iyo hadda.Waa mar...

Boqor Salman oo Trump u diray warqad niyad jab ah iyo Sacuudiga oo isbedelay

Qudus (Caasimada Online) - Wargeyska Haaretz ee Israel ayaa shaaca ka qaaday in boqorka Sacuudiga Salman bin Cabdulcaziz uu aqalka cad ee Marekanka u...

Is-barbardhig: Zenawi iyo siyaasiyiinta Soomaalida ee PhD-yada haysta (Aqri)

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Itoobiya Meles Zenawi waxa uu ahaa mid ka mida hoggaamiyeyaashii ugu siyaasadda qotada dheeraa ee soo mara mandiqadda Geeska Africa...

IMAARAATKA iyo Qatar oo damacsan go’aan ceeb ku ah maamul goboleedyada

Sida lagu daabacay Website-ka Tactical Report ee ka faallooda arrimaha Sirdoonnada, wadanka yar ee Qatar waxaa laga qaadi doonaa Go'doomintii lagu hayay intii mudda...

Soomaaliya oo adduunka u noqon karta tusaale cusub

Waxaa marag ma doonto ah in Soomaaliya waxbadan looga dayan doono ama lagula yaabi doono. Caasimadda dalka Belgium, magaalada xarunta u ah midowga yurub...

Shaacin: Dhul ballaarsiga casriyaysan ee OROMADA

Sida Taarikhdu Tibaaxayso Dhul Balaadhsiga Oramadu Wuxuu Soo Bilowday Qarnigii 16aad, waxaana Sabab U ahaa Dhawr arimood oo ay kamid ahaayeen Hanaankii iyo Xeer...

Abaabulka uu wado R/W Abiy Ahmed oo lagu cirib tirayo dalka Soomaaliya

Soomaaliya kama mid aha dalalka Africa ee isku tashtay kuwaa oo sameeyay  isbadal xoog leh iyagoo u midooway ilaalinta Qaranimadooda gaar ahaan waxaa Soomaaliya ay...

Sacuudiga oo Falastiin ku cadaadinaya qorshe ah in masjidka Al-AQSA uu…

Qudus (Caasimada Online) - Dalal dhowr ah oo carbeed ayaa cadaadis ku saaraya maamulka Falastiiniyiinta ee madaxweyne Mahmoud Abbas inuu aqbalo heshiis uu soo...

Aragti fog: Somalia mala khiyaami karaa mise waa laga awood badin karaa?

Is fahamka dhexmaray Somaaliya iyo Ethiopia 16 kii Bishaan. Qoraal hore ayaan aragtidayda uga dhiibtay lkn laba su'aal oo kasoo laabatay qoraalkaas ayaan rabaa...

Xasan Sheekh oo 5 qodob oo xasaasi ah ku sheegay xalka dagaalka TUKARAQ

Muqdisho (Caasimada Online) - Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore ee Somalia, ayaa qoraal dheer uga hadlay colaada dhiiga badan ku daatay ee u dhexeeya maamulada...

DENI oo ku guuleystay arrin weyn oo la xiriirta khilaafka kala dhaxeeya Xasan Sheekh

Muqdisho (Caasimada Online) – Muddo kahor waxay u badan tahay in aad ogeyn in Xasan Sheekh Maxamuud iyo Saciid Cabdullaahi Deni ay ku kala...