Wararka Puntland - search results
If you're not happy with the results, please do another search
Wikileaks oo isku diray maamulka SOMALILAND
Muqdisho (Caasimada Online) - Iyadoo webseedka Wikileaks uu shaaciyay sir badan oo la xiriirta wada hadalo qarsoodi ah oo dhex maray DF Somalia iyo Maamulka...
Wikileaks oo KASHIFAY heshiis qarsoodi ah oo dhexmaray dowladda Soomaaliya iyo Somaliland
Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in Maamulka Somaliland ay wada hadal qarsoodi ah la fureen...
Gen. MUXIYADIIN: Hubka ma lahan Gaas, mana dhigayo, isagaana hurinaya dagaal (DHAGEYSO)
Garoowe (Caasimada Online) - Gen. Muxiyadiin Axmed Muuse ayaa ka jawaabay hadalkii dhowaan kasoo yeeray Madaxweynaha Puntland ee ahaa in dowladdu wax wadahadal ah...
Warbixin: Wafdi ka tirsan maamulka Ahlu-Sunna oo Cadaado tagay iyo qorshe cusub oo socda !!
Cadaado (Caasimada Online) - Wararka aan ka heleyno magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta magaaladaasi ay tageen wafdi ka tirsan maamulka Ahlu...
Wada-hadallo u socda GAAS iyo Gen. Muxiyadiin
Garoowe (Caasimada Online) - Siyaasiyiin kasoo jeeda Puntland ayaa waan waan ka dhex wada Madaxtooyada Maamulka iyo Gen Muxiidin oo la goostay Ciidamo ka tirsan Maamulka.
Cabdulaahi...
“Cabdi Weli Gaas iyo maamulkiisa waxaa dhib ku ah xasiloonida ay heystaan” Sidaa waxaa yiri…
Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka ka imanaya Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Maamulka Galmudug uu si adag ugu jawaabay war maalinimadii shalay...
Go’aanka R/W CUMAR iyo halista ka imaan karta
Cadaado (Caasimada Online) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke, ayaa dhawaan la sheegay in shirka magaalada Cadaado uu ka reebay Beesha Leelkase.
Go'aankaasi ayaa...
Xog: Xasan & CC oo afduubay mooshinka Jubba
Muqdisho (Caasimada Online) - Warar aan ka helnay Xarunta Madaxtooyada Somalia, ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan iyo Ra'isul wasaare Cumar ay digniino kasoo saareen mooshinka...
GAAS oo la kulmay xildhibaannada mooshinka!!
Garoowe (Caasimada Online) - Kulan ku dhexmarey marey xarunta madaxtooyada Garoowe madaxweynaha Puntland Cabdiweli Cali Gaas iyo xildhibanaada dalbanyey in Barlamanka kalfadhi deg deg ah...
XOG Ethiopia & Maamulka C/Weli Gaas oo u hishiiyay Gobolada dhexe
Garoowe (Caasimada Online)-Labadii todobaad ee lasoo dhaafay waxaa shacabka deegaanada Puntland ay aad u hadal hayeen qorshe dowlada EThiopia ay deked cusub kaga dhisaneyso...
Xildhibaanadii gudbiyay Mooshinka oo Shir Jaraa’id qabtay (Warbixin)
Garoowe (Caasimada Online )-Wararka naga soo gaaraayo Magaalada Garoowe, ayaa sheegaya in manta ay halkaasi shir Jaraa’id ku qabtay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulka...
XOG: C/Weli Gaas oo ku jira gorgorton dekedeed
Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka aan ka heleyno Siyaasi kasoo jeeda Deegaanada Maamulka Puntland, ayaa sheegay in Maamulka Puntland uu gorgortan kula jiro Dowlada Imaaraadka...
JOHN KERRY OO MUQDISHO KASOO DEGAY !!!
Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka hadda naga soo gaaraya Garoonka Muqdisho ayaa sheegaya in Xog-hayaha arrimaha dibadda dowladda Mareykana John Kerry uu goor dhow kasoo...
Odayaasha waqooyiga Mudug ee shirka Cadaado oo qaadacay in la kala dhantaalo gobolka Mudug
Muqdisho (Caasimada Online) - Ergada ka socota Waqooyiga Gobolka Mudug ee Puntland ee ka qeybgalaya Shirka ka soconaya Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Ximan...
Xog: Maxaa kasoo baxay kulankii Xasan & Gaas?
Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland, ayaa sheegaya in kulan uu albaabada u xiran yahay Madaxtooyada Maamulkaasi...
Gaas iyo Jubaland ooTalyaaniga laga casuumay
Garoowe (Caasimada Online)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland C/welli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu...
Xog: Gaas oo diiday codsi Xasan Sheekh ka yimi oo ay aqbaleen Shariif Xasan & Axmed Madoobe
Garoowe (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland ayaa sheegaya in Madaxweyne Xassan Sheekh uu kulan albaabada uu...
Somaliland oo iibisay dekeda Berbera & DF oo…
Berbera (Caasimada Online) - Wararka laga helayo maamulka Somaliland ayaa sheegaya in xukuumada madaxweyne Siilaanyo heshiis lagu wareejinayo dekada magaalada Barbara la galayaan dakada Dubai...
XILDHIBAAN lagu dilay magaalada MUQDISHO!!
Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay ku dileen magaalada xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Puntland.
Xildhibaanka...
R/W CCC oo gaaray Garoowe xilli la isku hayo…
Garoowe (Caasimada Online) - Magaalada Garowe waxaa maanta soo gaarey wafdi uu hoggaamiyo Ra'isal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke.
Mas'uuliyiinta ugu sarreysa maamulka Puntland,...