Muqdisho (Caasimada Online) - Wakiilka xoghayaha guud ee QM u qaabilsan dalka Soomaaliya Nicholas Kay ayaa ka hadlay rabashadihii shalay ka dhacay Baarlamaanka Somaliland, isagoona baaq u diray siyaasiyiinta maamulkaas. Wakiilka oo qoraal kasoo saaray Xafiiskiisa ayaa sheegay inuu ka walaacsan yahay rabashadihii ka dhex dhacay aqalka Baarlamaanka Somaliland, halkaas oo ay buuq iyo sawaxan ka aloosmay. Wuxuu hadalkiisa ku daray...
Muqdisho (Caasimada Online) - Mid kamid ah Xildhibaanada taageersan R/W C/weli Sheekh Axmed ayaa inoo xaqiijiyay in kulan ay habeenimadii xalay la qaaten R/W C/weli uu kusoo idlaaday jawi wanaagsan. Waxa uu sheegay in inta uu kulanka socday ay Ra'isulwasaaraha u sheegen Caqabadaha ka heysta dhanka Jawaari inta uu socdo is hortaaga Mooshinka, hayeeshee waxa uu ku booriyay inay laba jibaaran...
Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeyen oo kamid ah Golaha BF Somalia, ayaa waxa uu sheegay in Nasiib daro ay tahay in Xildhibaano farakutiris ah ay kasoo horjeestaan Mooshin ay isku raacsan yihiin inkabadan 130 Xildhibaan. Xildhibaan Maxamed Cabdi waxa uu Tilmaamay in Ujeedkoodu yahay hirgalinta Mooshinka iyo in Kursiga laga tuuro R/WC/weli waxa uuna farta ku...
Warar lagu shaaciyay Warbaahinta taageerta Ururka ONLF ayaa lagu qoray dagaalo cul-culus oo ay Jabhadda ONLF ee dagaalka kula jirta xukuumada Ethiopia. Warbaahinta Qorahay Media ayaa qortay dagaalo qorshaysay oo ay ONLF ku qaaday meelo kamid ah dhulka Ogaadeenya dagaaladaas oo isugu jira Mir, Dhabagal, & Weerar ku qadaan Ciidama wadoonka. 13/11/14 Waxay Ciidamada ONLF weerarro saf balaadhan ah ku qaadeen...
Muuqaal cajiib ah oo boqolaal Soomaali ah aad ay uga heleeyn oo laga Sameeyay Khilaafka u dhaxeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh & Ra'isul Wasaarihiisa Abdiweli Sheekh Ahmed. Hadaba Muuqaalkani oo ah mid qosol badan ayaa waxaa sameeyay Farshaxaniistaha weyn ee Amin arts balse mid kani waa ka duwan yahay kuwii hore ee nala daawo adigaa ka yaabi doono qabaka uu u...
Muqdisho (Caasimada Online) - Illaa 120 xildhibaan ayaa caawa kulan aay iskugu yimaadeen magaalada Muqdisho uga hadlay kullanki baarlamanka ee maanta iyo sababihii keenay inuu qabsoomi waayo. Shir jaraa’id oo ay qabteen ayey ku sheegeen in xildhibaanno tiro yar ay is hortaag ku sameeyeen kullanki maanta, taasina ay tahay wax aan la aqbali karin. Xildhibaannada caawa ku shiray magaalada Muqdisho ayaa waxaa...
Muqdisho(Caasimada Online) - Kulankii baarlamaanka ee maanta xildhibaanada isugu yimaadeen ayaa mar kale furmi waayay, kaddib markii xildhibaano Afartameeyo gaaraya oo kasoo horjeeday mooshinka kalsooni kala noqoshada R/wasaaraha ay buuq iyo fowdo ka sameeyeen. Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari iyo labadiisa kuxigeen ayaa si caro leh uga baxay hoolka shirka, kadib markii ay buuq iyo heesta astaanka qaranka ku...
Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya Villa Somalia, ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia iyo ku-xigeenadiisa ay ka baxeen Xarunta Madaxtooyada Somalia kadib markii ay halkaasi kulan qado ah kula qaaten Madaxweyne Xassan iyo Xubno ka tirsan Beesha Caalamka. Wararku waxa ay intaasi ku darayaan in Jawaari iyo Ku-xigeenadiisa ay dib ugu laabteen Aqalada ay ka degan yihiin Magaalada...
Muqdisho (Caasimada Online)-War goor dhow naga soo gaaray Xarunta Golaha baarlamaanka, ayaa sheegaya in gudoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari looga yeeray Xarunta Madaxtooyada kadib markii ay u suuro gali weysey in uu furo baarlamaanka buuq dartiis. Jawaari ayaa la Tilmaamayaa inuu wadatashi la soo sameyn doono Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia iyo Xubno la sheegay inay ka socdaan...
Muqdisho(Caasimada Online) - Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa si weyn u dhaliilsan hab dhaqanka gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya iyo ku xigeenadiisa. Xogta ay helayso Caasimada Online ayaa sheegaysa  in xildhibaanada baarlamaanka ku goodiyeen inay mooshin ka gudbiyaan gudoomiyaha baarlamaanka Mr Jawaari. Waxay xildhibaanada sheegeen in gudoomiyaha baarlamaanka looga baahan yahay inuu awood u adeegsado xildhibaanada mooshinka kasoo horjeeda haddii aysan warkiisa maqlin. Xildhibaanada taageersan...
Muqdisho (Caasimada Online) - Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaray Xarunta Golaha shacabka ayaa sheegaya in xaalada Xarunta ay tahay mid kacsan islamarkaana ay ishu qabaneyso Xildhibaano isku hanjabaayo. Wararku waxa ay intaa kusii darayaan in Xildhibaanada qaar ay isaga baxeen Xarunta kadib markii uu shirka ka carooday Gudoomiyaha Baarlamaanka oo dib ugu laabtay Xafiiskiisa. Sidoo kale, waxaa la soo warinayaa...
Hargeysa(Caasimada Online) - Ciidamada maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigay xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada maamulka Somaliland iyo wariye ka shaqeynayay magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada maamulkaasi ay xabsiga dhigeen afar xildhibaan oo ka tirsan golaha wakiilada maamulkaasi, waxaana la sheegayaa in dhamaantood ay ka tirsanaayeen xildhibaanada mucaaradka ee maamulkaasi. Magacyada xildhibaanada la xiray ayaa  lagu sheegay Xildhibaan...
Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Danjiremo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Masar u soo magacowday Soomaaliya, kaasi oo uu hogaaminayay wafdi ka socda Masar. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdiga ka socda dowladda Masar ayaa kulan gaar ah la qaatay Danjire Mowliid Ismaaciil  safiirka cusub ee...
Muqdisho (Caasimada Online) - War goor dhow naga soo gaaray Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland, ayaa sheegaya in goor dhow ciidamo aad u hubeysnaa ay la wareegeen xarunta Baarlamaanka maamulka Somaliland. Wararku waxa ay sheegayaan in maanta qorshuhu ahaa in xarunta lagu qabto Kulamo Xasaasi ah, kaasi oo mooshin looga keenay gudoomiyaha Baarlamaankaasi, waxaana iminka halkaasi la dhoobay Ciidamo wata...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, Raysul Wasaare Cabdi Weli Sheekh, Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof Jawaari iyo Xildhibaan Sharif Xasan ayaa waxaa ka dhextaagan xaalad cakirnaan ah oo ay keentay ujeedooyin kala duwan oo siyaasiyiintaan leeyihiin, waxaan halkaan mid mid ugu soo qaadaneynaa caqabadaha horyaala. Madaxweyne Xasan Sheekh:- •Waxaa caqabad ku ah isaga horey uga shaqeeyay riditaankii xukuumadii u dhegaha nugleyd ee RA’IISUL WASAARE...
Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa la sheegayaa in qoraal codsi ah uu u diray Beesha Caalamka, kaasi oo uu uga codsanaayay in waqti loo siiyo xalinta khilaafka, kadib cadaadis cusub. Cadaadiska ay beesha caalamka saareyso madaxda DF ayaa xoogeystay kadib markii Mareykanka ku hanjabay inuu dhaqaalaha ka jarayo, haddii aan xal deg deg ah la gaarin. Warqada...
Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu shacabka u jeediyeysi dadban ugu weeraray ra'iisul wasaare Cabdi Weli Sheekh Axmed. Madaxweynuhu si toos ah ugama hadlin khilaafka isaga iyo Ra’isul-wasaaraha, laakiinse waxa uu si guud uga hadlay inaysan Somalia marnaba ka socon karin Keli-Talisnimo, isaga oo u muuqday inuu tix-raacayey go'aankii uu ra'iisul wasaaraha isugu...
Hargeysa (Caasimada Online) - Waxaa magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland 12-kii bishan kasoo degay Wafdi Wasiiro Itoobiyaan ah oo dhowr Wasaaradood ka socda, kuwaasi oo kormeer ku bixiyay ilaha dhaqaale ee maamulka Somaliland, gaar ahaan garoonka diyaaraddaha Berbera, xarunta haamaha shidaalka iyo weliba dekadda weyn ee Berbera. Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayay Wasiirka maaliyada iyo horumarinta dhaqaalaha Sufian Ahmed, waxaana ka...
Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaan Dahir Xasan Cabdi oo kamid ah Xildhibaanada BF Somalia, ayaa sheegay inay la xisaabtami doonaan Gudoonka Baarlamaanka DF Somalia hadii ay isku taxluujiyaan inay hakiyaan Mooshinada horyaala Baarlamaanka. Dahir Xasan Cabdi waxa uu sheegay yihiin Xildhibaano farabadan islamarkaana ay Mooshinka lagu ridaayo R/W C/weli Sheekh uu yahay mid sharciga loo maray loona baahan yahay in...
Muqdisho (Caasimada Online) - Khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaarahiisa C/weli Sheekh ayaa saameyn ballaaran ku yeeshay howlihii xukuumadda iyo shirarkii ay maalin walbo Khamiis ah isugu imaan jireen Golaha Wasiirada. Tan io markii uu sii xoogeystay khilaafka labada mas’uul ayaan wax kulan ah aysan yeelan golaha Wasiirada ay labo garab u kala jabay. Shirarka Golaha...

Xog: Soomaaliya iyo Iran oo dib usoo celinaya xiriirkooda

Nairobi (Caasimada Online) - Dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa in ay diyaar u tahay xiriir diblomaasiyadeed oo ay mar kale la yeelato Jamhuuriyadda...