Muqdisho (Caasimada Online) - Warar dheeri ah, ayaa kasoo baxaya aqoonsi ay dowladda Soomaaliya siisay maamul la sheegay inuu saddex gobol matalo, balse aan midna gacanta ku hayn. Qorshaha aqoonsiga ayaa qeyb ka ah dadaal weyn, oo ra’iisul wasaare Cabdi Weli iyo dhinacyo badan oo ku xiran sida UNSOM, Puntland iyo Juba ay ugu jiraan in dhulka beelaha Hawiye dad...
Muqdisho (Caasimada Online) - Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Nuur Xasan Xuseen (Nuur-Cadde) oo hadda ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo qorshihiisa ku aadan 2016-ka oo la rabo in dalka ay ka dhacdo doorasho xor ah. Wareysi dheer oo uu siiyay Idaacadda Maxaliga ah ee Dalsan ayuu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid...
Boosaaso (Caasimada Online) - Dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo su'aalo badan dhaliyey, ayaa dhowaanahan dhex maraya dowladda Soomaaliya iyo maamulka Puntland ee uu horkaco Cabdi Weli Gaas Waxaa shalay booqasho ku tagey maxjarada ku yaala magaalada Bosaso Wasiirada Xanaanada Xoolaha dowlada Federaalka Prof Saalim Caliyow Ibrow iyo Puntland Cabdulahi Ducaale Cali. Safarka Wasiirka ayaa daba socda booqashooyin is-daba joog ah oo dhowaanahaan saraakiil...
Muqdisho (Caasimada Online) - Askari ka tirsan ciidamada miliriga Soomaaliya ayaa ruux rayid ah oo Karishboy saaka ku dilay degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir, sidaasi waxaa xaqiijiyay dadka deegaanka. "Wiilka Kirishboyga waxaa la weydiistay lacag dhan 5,000 "Shan kun" oo Shilin Soomaali ah, isna wuxuu dhiibay 4,000 "Afar Kun" oo sh.so, kadibna askariga wuu diiday isna mahayo ayuu dhahay askarigana wuu...
Farshaxaniistaha Soomaaliyeed ee Abdul Arts ayaa sawir gacmeed qosol badan ka sameeyay joojitaanka Qaadka ee Dowladda Ingriiska iyo Muqayaliinta Soomaaliyeed. Sawirkan oo ah mid aad u qosol badan sida idiin muuqda, wuxuuna ka turjumayaa nolosha Aabayaal Soomaaliyeed oo reerkiisa ka war qabin intii uu dalka Ingriiska kasoo degayay Qaadka ama Jaadka. Wuxuu Sawir gacmeedka uu tilmaamayaa in markii ay dowladda Ingriiska...
 Springfield(Caasimada Online) - Duqa magaalada Springfield ee gobolka Massachusetts ee dalka Mareykanka ayaa ka dalbaday wasaarada arimaha dibada Mareykanka inay joojiso dib u dajinta qaxootiga Soomaaliyeed ee magaalada uu maamulo. Domenic Sarno ayaa sidoo kale sheegay liiska duq magaalooyin badan oo dowlada horay ugu canaantay barnaamijka dib u dajinta sanadihii lasoo dhaafay, wuxuuna dalbaday in la joojiyo arintaasi. Duqa magaaladaasi ayaa warqad...
Baydhaba (Caasimada Online) - Kadib Markii axaddii kulan ka dhacay Madaxtooyada Somalia oo ay ka qeyb galeen Masuuliyiinta sare ee Dowladda lagu aqoonsaday maamulka saddexda gobo lee Koonfur Galbeed, ayaa waxaa iminka soo baxayaa cawaaqib xummada tallaabadaas. Garabka lixda gobo lee maamulka Koonfur Galbeed, oo magaceeda lagu been abuurtay, ayaa waxa ay sheegayaa in in dagaal lagali donaan maamulka saddexda...
Wakiilka Xisbiga Nabadda & Horumarka ee "DPD" Xasan Abduqadir Muudeey oo si kulul uga hadlay Go'aanka maalintii shalay ee Dowlada Somalia ku aqoonsatay Maamulka Saddexda Gobol ee Bay Bakool & Shabelada Hoose. Xasan Abdukaadir Muudeey oo la hadlayay mid ka mid ah Warbaahinta Muqdisbo ayaa sheegay in Madaxda Dalka waa Saddexda Mas'uul ee ugu sareysa Dalka in ay jabiyeen Sharcigii...
Muqdisho (Caasimada Online) - Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Weli, oo aad u carreysan ayaa kullan deg deg ah isugu yeeray golaha wasiirada caawa, waxaana ay ku shiree Villa Somalia. Cabdi Weli, ayaa ka carrooday go’ankii geesinimada lahaa ee wasiirka arrimaha dibedda uu ku diiday aqoonsigii uu Cabdi Weli, oo ay gadaal ka riixayaan Puntland iyo Jubaland siiyey kooxda saddexda gobol. Qorshaha,...
Muqdisho (Caasimada Online) - Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kooram la'aan u baaqday kaddib markii la waayay xildhibaanno badan, oo buuxiya kooramka. Sababta ayaa lagu sheegay markii xildhibaannadii ka soo jeeda beelaha Hawiye ay qaadaceen ka qeybgalka kulanka maanta, waxaana ay ka dambeesay kaddib markii shaley kulan ay ku yeesheen beelaha Hawiye. Waxaa kulanka looga dhawaaqay in xildhibaannada iyo wasiiradda ku jirra dowladda...
Nairobi (Caasimada Online) - Wasiirka arrimaha gudaha ayaa ka soo horjeestay talaabadii dowladu ay ku midaysay maamuladii horay looga dhawaaqay magaalada Baydhabo oo ay ku aqoonsatay maamulka sadaxda gobal ka kooban ee Koonfur Galbeed. Cabdulaahi Goodax Bare oo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa BBC uu sheegay in heshiiskaasi Muqdisho lagu saxiixay uu yahay mid waxba kama jiraan ah. "Wasaaradayda arrimaha gudaha ayaa...
Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan DF isla markasna kasoo jeeda Beesha Hawiye ayaa maanta shaqo joojin sameeyay iyadoona arrintooda ay dabo socotay heshiiskii shalay lagu mideeyay mamulada isku haya mamulka Koonfur galbeed. Amarka ay shaqada ku joojiyan masuuliyiintan ayaa kasoo baxay qaar ka mid ah Odayaasha Hawiye oo sheegay inaysan raali ka ahayn qaabkii heshiiska shalay Muqdisho loogu...
Muqdisho (Caasimada Online) - Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sharciyeeyey sida ay ku sameysmayaan Maamul goboleedyada, balse bilihii lasoo dhaafay waxaa soo baxaysa in sharcigii Baarlamaanka Soomaaliya ansixiyey meel la iska dhigay ee haatan lagu socdo Xafiiska Gumaysiga Cusub UNSOM Soomaaliya oo ay hogaanka u hayaan Mr Nicholas Kay iyo lataliyiisa Nuuradiin ee ka soo jeeda Puntland. Heshiiskii uu soo saxiixay Wasiir...
Hargeysa (Caasimada Online) - Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Xasan ayaa maanta socdaal aan horay loo shaacin ku tagay degmada Taleex oo ka tiran deegaanada Puntland. Wasiir Xisri oo la hadlay BBC galabta ayaa ku goodiyay Degmada Taleex inay ka tirsan tahay deegaanada Somaliland ayna u tageen sidii loogu kuur gali lahaa xaalada ay dadka ku nool ku...
Magaalo Madaxda Caasimadda ah ee Muqdisho oo ay ka soconayaa horumaru dhinacyo badan leh marka loo fiiriyo Sanadihii ugu dambeeyay, ayadoo sanadkaan Magaaladu ay ku soo badanayaan magaalada wax yaabo aan horay looga aqoonin. Muqdisho maanta bilic ahaan iyo Muuqaal ahaan wax weyn ayaa iska badal dhanka ganacsigana magaalada waxaa lagu arkayaa isbadal dhinacyo badan leh ee nala daawo Muuqaalkii...
Wanshinton DC (Caasimada Online)-Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dabayaaqada sannadkan immaanaya magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Farmaajo ayaa sheegay in dhammaan faracyada xisbiga Tayo ay wadaan qorshe lagu doonayo in shirweyne ballaaran lagu qabto magaalada Muqdisho. Wuxuu sheegay oo kale in shirkaas ay ka soo qeybgali doonaan dhammaan dadka ku xisbiga Tayo oo ku kala firirsan dhammaan...
Muqdisho (Caasimada Online) - Siyaasiga Cali Maxamuud Faarax (Cali Seeko), ayaa wuxuu weerar afka ah uu ku qaaday Wakiilka Urur Goboleedka Igad ee Somaliya Amb. Maxamed Cabdi Affey, oo u muuqda mid beel gaar ah matalaya. Maxamed Cabdi Affey, ayaa wuxuu Isniintii uu sheegay in tallaabo adag laga qaadi doono, cidii ka hor timaada heshiiskii ay Villa Somalia ku kala saxiixdeen...
Muqdisho (Caasimada Online) - Beesha Hawiye ayaa shalay kullan deg deg oo xasaasi ah ku yeelatay magaalada Muqdisho, kadib markii dowladda Soomaaliya ay aqoonsatay maamul la sheegay inuu saddex gobol ka kooban yahay oo ah Bay, Bakool iyo Sh/Hoose. Kullanka waxaa ka qeyb galay Odayaasha, siyaasiyiinta, xildhibaannada iyo wax-garadka Hawiye. Xubnihii joogay kullanka waxaa ka mid ahaa Cumar Finish, Cabdulqaadir...
Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamulka Shabeele State Abuukar Cabdi Cismaan “Mardaadi” oo la hadlay Idaacada Risaala ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay aqoonsiga dowlada Soomaaliya ay dhalay aqoonsatay maamulka KMG ee koofur galbeed Soomaaliya. Madaxweyne Mardaadi ayaa aqoonsigaasi ku tilmaamay xad gudub lagu sameeyay maamulka Shabeele State oo ka taliya gobolada Shabeelaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe. Wuxuu sheegay madaxweynaha in arintaasi...
Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa sii kordhaya digniinaha laga soo saarayo aqoonsigii dowlada Soomaaliya ay siisay maamulka seddexda gobo lee koofur galbeed Soomaaliya, kadib xaflad shalay ka dhacday magaalada Muqdisho. Dowlada Soomaaliya ayaa shalay si rasmi ah u aqoonsatay maamulka Koofur galbeed Soomaaliya oo uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Xaaji Cabdinuur Madeer. Aqoonyahan Yaxye Cali Ibraahim oo ku sugan magaalada Muqdisho...

Bangiga Adduunka oo si adag ugu goodiyay DF iyo tallaabooyin culus oo uu qaadayo

Muqdisho (Caasimada Online) – Bangiga Adduunka ayaa markii ugu horreysay luuqad adag kula hadlay dowladda federaalka Soomaaliya, isagoo farriin qoraal ah usoo diray dowladda,...