Holland(Caasimada Online) - Xildhibaanoka tirsan baarlamaanka Holland ayaa sheegay in arin aan la aqbali Karin ay tahay in seddex ruux oo burcad badeednimo qirtay ay helaan aqoonsi qaxootinimo ay ugu noolaan karaan dalkaasi. Seddexda ruux oo Soomaali ah ayaa la sheegay inay qirteen inay yihiin burcad badeeda, iyadoo loo diiday inay si qaxooti ahaan ay ku joogi karaan dalkaasi Holland, sida...
Muqdisho(Caasimada Online)-Iyadoo weli ciidamada Itoobiya ay gacanta ku hayaan masuuliyiin ka tirsan ururka Ahilu sunna Waljamaaca iyo waxgarad doonayay inay kormeeraan deegaano biyo la’aan ay ka jirto ayaa arintaas waxaa ka hadashay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaan Jawaahir Axmed Cilmi, oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegtay in wax aad looga xumaado ay tahay in dad gurmad biyo...
Shir ay Jaalliyadda Soomaalida ku dhaqan Gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka shalay qabanqaabiyeen ayaa looga hadlay Falalka ay Boliska Kenya ku raafayaan Soomaalida sharci-darradda ku joogta dalkaasi. Madaxa Naadiga Muwaadinta Soomaalida ku nool Gobalka Minnosata, Jibril Afyare ayaa sheegay inay cambaareynayaan Hawlgalka Boliska Kenya ku raafayeen dadka Soomaalida. Jibril Afyare waxa uu sheegay in Raafka lagu hayo Soomaalida ku nool Kenya...
Muqdisho (Caasimada Online) - Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta markale waxa ay maanta su’aalo weydiinayaan Wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed, su’aalahaasi oo ku aadan arimaha amniga dalka.Shalay ayaa Xildhibaanada su’aalo ay weydiiyeen, Wasiirka waxaana su’aalo weydiinta hartay ku dhawaad 30 Xildhibaan oo maanta Wasiirka amniga su’aalaha weydiin doona.Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xisaabtan adag kula jira qaar kamid ah Wasaaradaha dalka...
bKismaayo (Caasimada Online) - Wararka laga helaayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, ayaa sheegaaya inxalay  lagu dilay mid ka mid ah Ciidamada Maamulka Kmg ah ee Jubba. Xoogag ku hubeysnaa bistoolado, ayaa askarigaan ku dilay aagga Imperatoria, oo ka tirsan Xaafada Calanley, iyadoo la sheegay in si gaadmo leh raggaasi u dileen askariga. Ragga dilka fuliyay oo tiradoodu lagu...
Wasiirka Gaashaandhiga wadanka Suudaan Cabdiraxiin Maxamed Xuseen ayaa sheegay in dowladiisa ay diyaar u tahay inay siiwado taageerada ay siiso dowlada Soomaaliya ee dhanka ciidanka ah. Arintaan ayaa waxay ka danbaysay kadib markii magaalada Khartum ay kulan kuwada qaateen labada wasiir ee gaashaandhiga Soomaaliya iyo Suudaan. Wasiirrada Gaasaandhigga Soomaaliya iyo Sudan ayaa booqday xarunta wasaaradda Difaaca dalka Sudan ee magaalada Khartoum,...
Sheekh Xasan Daheeye oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Boorama ee  Gobolka Awdal ayaa waxuu daaha ka qaaday sir badan oo ku saabsan arin fashil weyn ku ah Gooni isu taaga Somaliland. Wadaadkani ayaa waxuu ka hadlayaa Arimo badan oo Madaxda iyo Xisbiyada Somaliland soo hadal qaadaan in dhibaato xogan loo geestay balse Sheekha ayaa tilmaamaya...
Safiirka Somalia u fadhiya Dalka Kenya Maxamed Cali Ameerika ayaa waxaa looga yeeray magaada Muqdisho si uu uga jawaabo sababta ka danbaysa xariga dowladda Kenya u gaysatay Qunsulka Somalia. Wasiirka warfaafinta Dowadda Xasan Shiikh Maxamuud Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa sheegay inay muhiim tahay sidii looga wada tashan lahaa gumaadka dowladda Kenya ay ku hayso shacabka Soomaaliyeed iyo xariga ay...
Muqdisho (Caasimada Online) - Amiin Caamir, ayaa sawir gacmeed cusub ka sameeyey madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh iyo is-casilaaddii afhayeenkiisa Eng. Cabdiraxmaan Yariisow. Sida sawirka ka muuqata waxaa is-casilaadda ay ku lug leedahay jagada oo loo wado agaasimihii hore ee madaxtooyada Somalia, Kamaal Guutaale.
Qeybtii 2aad Waa qeybtii 2aad ee taxanaha Ayaan Darane oo aan ku soo gudbino dhacdooyin mudan dhugasho badan. Waxaa gacantayda ku dhacay kitaab ka kooban ( 538 Bog ) oo carabi ku qoran, cinwaankiisuna yahay ( في قلب الجهاد – كيف تسللت إلى صفوف القاعدة ثم تخلت عني المخابرات الغربية  ) Macnaha cinwaankaas dheer ayaa ah: " Wadnaha Jihaadka – Sideen ugu siibtay gudaha...
Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyleh, ayaa waxa uu sheegay in shirka 45-aad ee Wasiirada arrimaha dibedda Wadamada Urur Goboleedka IGAD, markaan lagu qaban doono Magaalada Muqdisho. Wasiirka, ayaa sheegay in Wasaaradiisu ay ka shaqeysay in Magaalada Muqdisho, ay kulan isugu yimaadaan Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Wadamada Urur Goboleedka Igad, si ay isu...
Madiina - Sheekh Cabdi Rashiid Sheekh Cali Suufi, oo ka mid ah culumada ugu caansan adduunka, aadna loogu raaxeysto codkiisa macaan iyo qur'aanka ee alle ee uu sida qurxoon u aqriyo, ayaa umadda Soomaaliyeed uga sheekeeyey taariikhdiisa iyo tan waalidkiisa. Wareysigan, ayaa Sheekh waxa uu kaga hadlayaa sida uu qur'aanka ku bartay, noloshii qoyskiisa iyo tii aabihiis Sheekh Cali Suufi,...
Kismaayo (Caasimada Online) - Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federalka ee Soomaaliya Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta ku wajahan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Wefdi ka socdo Maamulka Kmg ah ee Jubba, ayaa maalmahaanba ku sugnaa Magaalada Muqdisho, iyadoo ay siyaabooyin kala duwan ay isku arkayn Madaxda Dowladda Somaliya. Socdaalka uu Ra'iisal Wasaare C/weli Sheekh Axmed uu ku tagaayo Magaalada...
Maanta waxaan fursad u helay in aan booqdo Garoonka Kasaraani ee magaaladan Nairobi. Waa goobta lagu hayo dad fara badan oo intooda badan laga soo qabqabtay xaafadda Eastleigh inta kalena magaalooyinka Kenya. Waxaan goobta ku arkay dad dhowr boqol aan ku qiyaasay, in badan oo ka mid ahna waan isla hadalnay. Qiyaasteyda dadka aan arkay barkood am ka badan waa...
Kismaayo (Caasimada Online) - Xoghayaha Arimaha Bulshada maamulka Jubba Macalin Maxamed ayaa waxaa u markii ugu horaysay ka hadlay Howlgaladii Ciidamada Kenya ay ku bartilmaameed sadeen Somalida ku nool wadanka Kenya. Macalin Maxamed oo la hadlayay Idacadaha Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in ay kenya Xaq u leedahay in ay howlgalo balaran ka sameyso gudaha wadankeeda gaar ahaan Xafada Islii. Macalin Maxamed...
Dubai (Caasimada Online) - Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Aadam Ibraahim oo safar shaqo ku jooga dalka Imaaraadka Carabta ayaa ka qaybgalay shir caalami ah oo ay soo qabanqaabisey hay’adda Isgaarsiinta Caalamka ee loo yaqaano ITU kaasoo looga hadlayay habaynta iyo beekhaaminta hirarka Isgaarsiinta caalamka. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta dawladda Federaalka Soomaaliyeed Mudane Maxamed Aadam Ibraahim oo khudbad dheer...
Isbadalka Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxuu ku soconayaa si xowli ah kadib markii Shacabka reer Muqdisho ay si dhab ah u doonayaan in ay uga qeyb qaataan Horumarka iyo isbadalka cusub ee dalka ka soconaya. Muuqaal  cusub oo muujinaya sida Shacabka u doonayaan in Magaalada Muqdisho ay noqoto sidii ay ahaan jirtay Waagii bariisamaadka ayagoo haatan ku talaabayo isbadal...
Si loo muujiyo awooda, baaxadda iyo kaalinta ganacsi ee Soomaalida Kenya gaar ahaan Nairobi haddii Soomaalida ay 48-saacood kaliya joojiyaan guud ahaan dhaq-dhaqaaqooda ganacsi waxaa dhici lahayd in waxbadan iska badalaan fikir-ka xaasid, riixid iyo faqooq ee u gaarka ah qowmiyadda weyn ee udub-dhexaadka u ah dadka wada dagan dalkan Kenya. Dad aan baaritaan dhaba sameyn ayaa aaminsan in Soomaalida...
Muqdisho (Caasimada Online) - Horaantii sanadkan ayaa idaacada Kulmiye ee Muqdisho, waxa ay baahisay wareysi ay ka qaaday gabar lagu magcaabo Faadumo Abuukar Maxamed oo 14 sano jir ah taasi oo aheyd gabadhii ugu horeysay oo la arko iyadoo caseeye Somaliya ka noqotay. Marka ay idaacada Kulmiye wareysigaas sii deysay aya waxaa wabseedka Idaacada ka dhageystay gabar Soomaaliyeed oo deggan...
Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirka kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamuud Colow Barrow ayaa sheegay in ay ka hortagi doonaan kalluumeysiga sharci-darrada ah ee maraakiibta shisheeye ay ka sameeyaan badaha Soomaaliya. Wasiirka oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa tilmaamay inay sameyn doonaan qorshe ay la kaashanayaan ciidamada badda Soomaaliya oo looga hortagayo kalluumeysiga sharci-darrada ah. Wuxuu...

Qorshaha Xasan ee dastuurka oo noqday laba daran mid dooro iyo midka Soomaaliya u roon

Muqdisho (Caasimada Online) – Sabtida soo aadan oo bishu tahay 30, baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod u qaadi doono ansixinta afarta cutub ee ugu horreysa...